{"id":12133,"date":"2018-07-12T08:14:09","date_gmt":"2018-07-12T08:14:09","guid":{"rendered":"http:\/\/mopmr.gov.so\/?p=12133"},"modified":"2018-07-12T08:14:09","modified_gmt":"2018-07-12T08:14:09","slug":"wasiirka-batroolka-oo-ka-qeyb-galay-madal-looga-hadlayay-maamulka-kheyraaatka-wadanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wasiirka-batroolka-oo-ka-qeyb-galay-madal-looga-hadlayay-maamulka-kheyraaatka-wadanka\/","title":{"rendered":"Wasiirka batroolka oo ka qeyb galay madal looga hadlayay maamulka kheyraaatka wadanka"},"content":{"rendered":"<div class=\"_3_bl\">\n<div class=\"_5w1r _3_om _5wdf\">\n<div class=\"_4gx_\">\n<div class=\"_1aa6\"><span class=\"_5yl5\">WasaaraddaDastuurka ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay Madal ay shacabka Soomaaliyeed fursad ugu helaan in looga jawaabo su&#8217;aalaha ku saabsan Heshiisyadii Maamulka iyo wadaaga Kheyraadka (Botroolka) iyo Doorashooyinka ee madaxda qaranka ay ku gaareen Magaaladda Beydhabo, kuwaasoo lagu qori doono Dastuurka inta uu socdo dib-u-eegista Dastuurka.<\/span><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Bartoolka iyo Macdanta DFS Eng . Cabdirashiid Maxamed Axmed, Ayaa ka Qeybgalay Madal ay shacabka Soomaaliyeed fursad ugu heleen in looga jawaabo su\u2019aalaha ku saabsan Heshiisyadii Kheyraadka (Batroolka) iyo Doorashooyinka ee madaxda qaranka ay ku gaareen magaalada Baydhabo.<br \/>\nWasiirka Batroolka Eng. Cabdirashiid Maxamed ayaa si qoto dheer u sharxay Heshiiskii Kheyraadka gaar ahaan Batroolka isagoo ka jawaabay Su\u2019aalaha ka imaanayay shacabka ee quseeyay Batroolka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-12137\" src=\"http:\/\/mopmr.gov.so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/36921032_1519789041466017_5858826117527371776_n-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-12138\" src=\"http:\/\/mopmr.gov.so\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/36989019_1519789044799350_5416207610003062784_n-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WasaaraddaDastuurka ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay Madal ay shacabka Soomaaliyeed fursad ugu helaan in looga jawaabo su&#8217;aalaha ku saabsan Heshiisyadii Maamulka iyo wadaaga Kheyraadka (Botroolka) iyo Doorashooyinka ee madaxda qaranka ay ku gaareen Magaaladda Beydhabo, kuwaasoo lagu qori doono Dastuurka inta uu socdo dib-u-eegista Dastuurka. Wasiirka Wasaaradda Bartoolka iyo Macdanta DFS Eng . Cabdirashiid Maxamed [&#8230;]\n","protected":false},"author":1,"featured_media":12134,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[41],"tags":[],"class_list":["post-12133","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-news"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12133","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12133"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12133\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/media\/12134"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12133"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12133"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12133"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}