{"id":12208,"date":"2019-03-08T21:59:36","date_gmt":"2019-03-08T18:59:36","guid":{"rendered":"http:\/\/mopmr.gov.so\/?p=12208"},"modified":"2019-03-08T21:59:36","modified_gmt":"2019-03-08T18:59:36","slug":"wasiirka-batrolka-iyo-macdanta-oo-ka-hadlay-qorshaha-dowlada-dhinaca-shidaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wasiirka-batrolka-iyo-macdanta-oo-ka-hadlay-qorshaha-dowlada-dhinaca-shidaalka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Batrolka iyo Macdanta oo ka hadlay qorshaha dowlada dhinaca shidaalka"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wasiirka Batrolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa xusay in ku talagalka dawladdu yahay in sida ugu macquulsan loo baaro shidaalka loona soo saaro, si ay uga faa\u2019iideystaan bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dhinaca kale Wasiirka ayaa ka codsaday Baarlamaanka dalka in la meel mariyo sharciyada khuseeya shidaalka, si loo dhiso hay\u2019adaha Qaran ee lagama-maarmaanka u ah in shidaalka la soo saaro.\n\n<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Batrolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa xusay in ku talagalka dawladdu yahay in sida ugu macquulsan loo baaro shidaalka loona soo saaro, si ay uga faa\u2019iideystaan bulshada Soomaaliyeed. Dhinaca kale Wasiirka ayaa ka codsaday Baarlamaanka dalka in la meel mariyo sharciyada khuseeya shidaalka, si loo dhiso hay\u2019adaha Qaran [&#8230;]\n","protected":false},"author":1,"featured_media":12209,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[41,51],"tags":[],"class_list":["post-12208","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-news","category-press-releases-2020"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12208","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12208"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12208\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/media\/12209"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12208"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12208"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12208"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}