{"id":12230,"date":"2019-05-20T10:47:52","date_gmt":"2019-05-20T07:47:52","guid":{"rendered":"http:\/\/mopmr.gov.so\/?p=12230"},"modified":"2019-05-20T10:47:52","modified_gmt":"2019-05-20T07:47:52","slug":"ansaxinta-shuruucda-bataroolka-waa-wajiga-cusub-ee-horumarinta-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/ansaxinta-shuruucda-bataroolka-waa-wajiga-cusub-ee-horumarinta-dalka\/","title":{"rendered":"Ansaxinta Shuruucda Bataroolka waa wajiga cusub ee horumarinta dalka."},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><em>20 May 2019 &#8211; Mogadishu, Somalia.&nbsp;Wasaaardda Bataroolka iyo Macdanta ee Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliyeed waxa ay ku dhawaaqday in sharciga Shidaalka Soomaaliya la dhammaystiray, laguna ansixiyay Barlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliyeed. Waa tallaabbo muujinaysa, kheyraadka dalka, faa\u2019idooyinka ay u leeyihiin horumarka dalka.<\/em><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><em>S<\/em><em>harciga waxa uu qeexayaa in\nshidaalka iyo kheyraadka kale ay yihiin hantida ummadda Soomaaliyeed. Haddii lagu\nguulaysto soosaaridda shidaalka, hantida ka soo<\/em><em> <\/em><em>baxda waxa ay ummadda soomaaaliyeed\nku intifaaci doontaa qarniyo badan. Sharciga shidaalka waxa uu suurtogal ka\ndhigayaa horumar muddo dheer lagu<\/em><em> <\/em><em>nagaado, suurtagalna ka\ndhiga dib u dhiska dalka, kaabayaashiisa kala duwan iyo horumarinta nolosha ummadda.<\/em><em><\/em><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sharciga\nshidaalkii ee sannadkii 2008 ayaa dib u habeyn, ku dar iyo dhimid, lagu sameeyay\niyadoo lagu daray qodobbo ku saabsan habka heshiiska lahaanshaha, maamulka iyo\ndakhli wadaagga ee Dawlad Gobaleedyada iyo Dawladda Federaalka ay ku\nheshiiyeen.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Baaritaamadii\nugu dambeeeyay ,laguna sameeyay dalalka dariska xagga shidaalka, dalalka\nSeychelles, Madagascar, Kenya, Tanzaaniya iyo Mozambiik marka lagu daro Soomaaliya\nwaxa ay noqonayaan dalalka ugu shidaalka badan ee Geeska Afrika. Baaritaanno la\nsameeyay waxa qiyaas ahaan la ogaaday in 15 xirmooyaan ay ku fadhiyaan baaxadda\ndhulgaarayaa75,000 km, waxa la baahiyay 7dii bisha febraayo 2019.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wasiirka Batarool ka\niyo Macdanata mudane Abdirishiid Maxammad Axmed isaga oo ka faalloonaya gudbinta\niyo ansaxinta sharciga bataroolka, waxa uu yiri: \u201c<em>Ansaxinta sharciga bataroolka\nwaxa ay furaysaa weji cusb ee horumarinta dalkenna. Wasaaraddayda waxa ay si wanaagsan\nula shaqaysay dawladaha maamul gobaleedyada, si ay hore ugu mariso hufnaanta iyo\nwada qaybsaiga hantida naga soo gasha bataroolka, iyadoo ay dowr weyn ka\nciyaari doonta horumar ka dalka.<\/em> <\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><em>Waxaaynu ku jirnaa\nbilowgii safarkeenna, kaas oo noqondoona furaha horumarinta iyo ciribtirka saboolnimada,\nsidoo kale, waxa kale uu fududeyn doonaa degganaasha dhaqaale iyo dib u dhiska hayadaha\ndalka. Sharciga Bataroolka waxa ku xusan wada xisaabtanka dawladda iyo dadweynaha,\nmar kasto, mudnaanta koowaad waxaaan siin doonnaa difaaca deegaannada ilaha dhaqaale\nin si nabadgelyo iyo ammaan ugu sugnaadaan<\/em>.\u201d \n\nMariam Hussein\nMohammed, la taliyaha xagga sharciga ee hayadda caalamiga ah ee Horumarinta Bangiga\nAfrika waxa ay tiri: \u201cgudbinta Sharcaiga Bataroolka, wuxuu fududeynayaa horumarinta\nwax soo saarka kheyraadka Soomaaliya, kaas oo muhim ah, dhaqaalaha bulshada,\nmuddo fog.\u201d Waxaaynu taageeraynaa hindasaha iyo habka dawladda Soomaaliyeed,\ndiiradda saaraya horumarka dhaqaalaha maamul Goboleedyada iyo sidii loo dhimmi\nlahaa saboolnimada. Horumarinta soo saarka shidaalka waxa ay abuuraysaa xoojinta\ndhaqaalaha bulshada iyo soo jiidashada maaalgashiga shisheeye.\n\n\n\n<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>20 May 2019 &#8211; Mogadishu, Somalia.&nbsp;Wasaaardda Bataroolka iyo Macdanta ee Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliyeed waxa ay ku dhawaaqday in sharciga Shidaalka Soomaaliya la dhammaystiray, laguna ansixiyay Barlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliyeed. Waa tallaabbo muujinaysa, kheyraadka dalka, faa\u2019idooyinka ay u leeyihiin horumarka dalka. Sharciga waxa uu qeexayaa in shidaalka iyo kheyraadka kale ay yihiin hantida ummadda Soomaaliyeed. Haddii lagu [&#8230;]\n","protected":false},"author":1,"featured_media":12233,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[41,45,51],"tags":[],"class_list":["post-12230","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-news","category-press-releases","category-press-releases-2020"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12230","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=12230"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/12230\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/media\/12233"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=12230"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=12230"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=12230"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}