{"id":13191,"date":"2020-02-08T09:00:43","date_gmt":"2020-02-08T06:00:43","guid":{"rendered":"https:\/\/mopmr.gov.so\/?p=13191"},"modified":"2020-02-08T09:00:43","modified_gmt":"2020-02-08T06:00:43","slug":"madaxweyne-farmaajo-oo-saxiixay-sharciga-baatroolka-ee-jfs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/madaxweyne-farmaajo-oo-saxiixay-sharciga-baatroolka-ee-jfs\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Farmaajo oo Saxiixay Sharciga Baatroolka ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Sharciga bataroolka waxa uu ku dhammaystirmay fulinta howlihiisa hannaanka ansaxainta&nbsp; Madaxweynaha&nbsp; Jumhuriyadda Fedaraalka Soomaaliyeed<\/strong><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wasaaradda Bataroolka iyo Macdanta ee Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya waxay ku dhawaaqday&nbsp; in uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxammed Cabdullaahi Formaajo uu ansixiyay sharcigaa bataroolka iyo macdantakadib markii aysoo mareen ayna sooansixiyay labada aqal ee baarlamaanka. Ansixinta madaxweynaha uu ansixiyay sharciga bataroolka waa tallaabbo horumar u leh dalka iyo dad ka Soomaaliyeed, taasoo kaalin wacan ka qaadan dooonto horumarka iyo dib u dhiska bulshada.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sharciga waxa uu xusayaa in shidaalka iyo gaaaska dalka laga helo ay yihiin hantida dadweynahaSoomaaliyeed. Waxa kale uu sharciga xusayaa isagoo xoojinayo heshiiska saami qaybsiga ee dakhliga laga helo kheyraadkaasi , iyadoo&nbsp; dakhliga&nbsp; loo qaybin doono dawladda iyo maamulgobaleed yada iyo shacabka soomaaliyeed, iyadoo loo marinayo dawladaha maamul gobaleedyada, si ay uga&nbsp; faidaystaan jiilal ka soo socda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ansixinta&nbsp; sharciga bataroolka waxa ku xigi doonata waxa ay noqon doontaa in laga galo wada hadallo iyo heshiiska wax wadaagga (Prduction sharing agreement) soo saariidda kheyraadka , shirkadaha ku lug leh sahminta iyo wax soosaarka bataroolka , heshiiska waxa ku xusan&nbsp;&nbsp; shirkadahaasi qaabka ay u billaabi lahaayeen hawlaha wax soosaarka .Heshiska noocan oo kale ah wax wada qaybsiga&nbsp; waxa lagu fulin doonaa wadahadallo iyo&nbsp;&nbsp; shuruuc habaysan&nbsp; ee labada dhinac ay ku heshiiyaan .<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamad Cabdullaahi Farmaajo isagoo ka faalloonaya ansixinta sharciga bataroolkab waxa uu yiri: \u201c<\/strong>Sharciga bataroolka waxa uu muujinayaa awoodda&nbsp; shacabka Soomaaliyeed&nbsp; in ay ku midoobi karaan wada shaqaynta iyo dib u dhiska&nbsp; qaranka iyagoo ka faideysanaya isla markaana taageeraya sharciga lagu hormarinayo bulshada Soomaaliyeed.\u201d<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Wasiirka wasaaradda Bataroolka iyo Macdanta Mudane Cabdirashid Maxamed Axmed isaga oo ka kahadlaya ansixinta sharciga bataroolka waxa uu yiri:<\/strong> \u201cFursadaha sahminta iyo horumarinta caalamga waa wax wayn, kuwaasoo Soomaaliya ka dhigaya mid ka mid ah dalalka ugu shidaalka badan ee Geeska Afrika. Howlihii sharciyadda lagu fulin lahaa way dhammaystirann yihiin. Waxa aan hadda si aad ah u sugaynaa in aan ku dhaqaaqno sidii aan ugau qancin lahayn howlgalayaasha caalamiga ah, heshiis wadaag wax ku ool ah.\u201d<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Media enquires: <a href=\"mailto:inquiry@mopmr.gov.so\">inquiry@mopmr.gov.so<\/a><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>Sharciga bataroolka\nwaxa uu qeexayaa ujeeedo da sharciga in ay tahay sida soo socota:<\/strong><\/p>\n\n\n\n<ul class=\"wp-block-list\"><li>.Inuu caddeeyo in Soomalida xuquuq u\nleeedahay sahminta, horumarinta, soosaaridda, isticmaalka iyo maaraynta&nbsp; kheyraadka laga helo dhulka iyo xeebaha\nSoomaaliya.<\/li><li>.Dadaallda lagu fulinayo illaaa heer\nkheyraadka bataroolka laga helo Soomaaliya, iyadoo la dhisayo xeerar, shuruuc,\nhabeeya qandaraasyada iyo&nbsp; dhaqaalaha\ndeegaanka kuwaas oo oggolaanaya fududeynta xagga sahminta iyo horumarinta&nbsp; wax soosaarka iyo suuqgaynta kheyraad kasta\nee dalka laga helo.<\/li><li>.Haddii la soo saaro kheyraadka\nbataroolka ku jira Soomaaliya waxa uu u yeelan doonaa faidooyin badan badan\nummadda Soomaaliyeed xagga horumarinta&nbsp;\nbulshada.<\/li><li>. In la adkeeyo difaaca&nbsp; xarumaha,&nbsp;\ndeegannada laga fulinayo wax soosaarka bataroolka.<\/li><li>.In la dhiirri geliyo, laguna\ntaageero maalgashiga shisheeye ee hadafkiisu yahay in la gaaro ujeedooyinka\nkale ee Sharcigaan<\/li><li>. In la dhiso&nbsp; maamulka bataroolka Soomaaliyeed (SPA),\nmaamul awood u leh fulinta&nbsp; shuruucda\nbataroolka iyo hawlaha la xariira, kaasoo dabbaqaya mabaadi\u2019da , xeerarka,\nhufnaanta, wada xisaabtanka iyo sinnaanta.<\/li><li>.In la dhiso shirkadda Shidaalka ee\nQaranka Soomaaliyeed oo ah hayad&nbsp; dawladda\nhoos timaadda ee ka qayb qaadata fulinta howlaha bataroolka ee Soomaaliya.<\/li><li>.In loo hoggansamo wax soosaarka\ncaalamiga ah si loo hubiyo hufnaanta iyo wax soosaarka warshadaha iyadoo la\nadkaynayo maaraynta dhaqaalaha bulshada iyo wada xisaabtanka, iyadoo &nbsp;la aqooonsanayo in&nbsp; maaraynta hantida&nbsp; kheyraadka dabiiciga ah&nbsp; faaidooyin u leeyihiin ummadda Soomaaliyeed,\nwaxa ay ku xusantahay diiwaaanka dawladda., si dawladda ay uga shaqayso\nhorumarinta iyo dib un dhiska bulshda Soomaaliyeed.<\/li><li>. In la hubiyo in si caddaalad ah uu\nqof kasta oo Soomaali ah xaq u leeyahay isticmaalka dakhliga laga helo\nbataroolka,, laga soo billabo dawladdii,&nbsp;\njamhuuriyadda dimuqaraadiga Soomaaliyeed, wixii ka horreeyay30 ka bishii\nDecember 1990, iyo heshiisyo ay gashay ama samaysay Dawladda&nbsp; Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliyeed.<\/li><\/ul>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sharciga bataroolka waxa uu ku dhammaystirmay fulinta howlihiisa hannaanka ansaxainta&nbsp; Madaxweynaha&nbsp; Jumhuriyadda Fedaraalka Soomaaliyeed Wasaaradda Bataroolka iyo Macdanta ee Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya waxay ku dhawaaqday&nbsp; in uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxammed Cabdullaahi Formaajo uu ansixiyay sharcigaa bataroolka iyo macdantakadib markii aysoo mareen ayna sooansixiyay labada aqal ee baarlamaanka. Ansixinta madaxweynaha uu ansixiyay sharciga [&#8230;]\n","protected":false},"author":1,"featured_media":13192,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[41,51],"tags":[],"class_list":["post-13191","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-news","category-press-releases-2020"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13191","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13191"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13191\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/media\/13192"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13191"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13191"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13191"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}