{"id":13201,"date":"2020-02-09T09:00:36","date_gmt":"2020-02-09T06:00:36","guid":{"rendered":"https:\/\/mopmr.gov.so\/?p=13201"},"modified":"2020-02-09T09:00:36","modified_gmt":"2020-02-09T06:00:36","slug":"wasiirka-batroolka-jfs-oo-la-kulmay-dhigiisa-dalka-sudan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wasiirka-batroolka-jfs-oo-la-kulmay-dhigiisa-dalka-sudan\/","title":{"rendered":"Wasiirka Batroolka JFS oo la kulmay Dhigiisa Dalka Sudan"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wafdi balaaran uu hogaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Eng Cabdirashid Maxamad Axmed ayaa booqasho rasmi ah ku gaaray caasimadda Dalka Sudan, Magaala madaxdiisa Khartuum halkaas oo uu casuumaad rasmi ah ka helay dhigiisa dalkaasi.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1024\" height=\"682\" src=\"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/84935680_2436241676487411_2689721271960207360_o.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-13203\" srcset=\"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/84935680_2436241676487411_2689721271960207360_o.jpg 1024w, https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/84935680_2436241676487411_2689721271960207360_o-601x400.jpg 601w, https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/84935680_2436241676487411_2689721271960207360_o-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wasiirka iyo wafdigiisa ayaa booqan doono hayado kala duwan waxaana si diiran usoo dhaweeyay dhigiisa dalka Sudan Caadil Cali Ibrahim iyo Safiiska Somaliya ee Dalka Sudaan Mohamed Shiekh Isaq iyo masuuliyiin kale.<br><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi balaaran uu hogaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Eng Cabdirashid Maxamad Axmed ayaa booqasho rasmi ah ku gaaray caasimadda Dalka Sudan, Magaala madaxdiisa Khartuum halkaas oo uu casuumaad rasmi ah ka helay dhigiisa dalkaasi. Wasiirka iyo wafdigiisa ayaa booqan doono hayado kala duwan waxaana si diiran usoo dhaweeyay dhigiisa dalka Sudan Caadil Cali [&#8230;]\n","protected":false},"author":1,"featured_media":13205,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[41,51],"tags":[],"class_list":["post-13201","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-news","category-press-releases-2020"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13201","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13201"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13201\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/media\/13205"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13201"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13201"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13201"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}