{"id":13598,"date":"2022-01-26T16:06:33","date_gmt":"2022-01-26T13:06:33","guid":{"rendered":"https:\/\/mopmr.gov.so\/?p=13598"},"modified":"2022-01-26T16:06:33","modified_gmt":"2022-01-26T13:06:33","slug":"agaasimaha-guud-oo-ka-qayb-galay-barnaamijyada-horumarinta-iyo-dib-u-habaynta-ganacsiga-guud-ee-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/agaasimaha-guud-oo-ka-qayb-galay-barnaamijyada-horumarinta-iyo-dib-u-habaynta-ganacsiga-guud-ee-dalka\/","title":{"rendered":"Agaasimaha Guud oo ka qayb-galay Barnaamijyada horumarinta iyo dib-u-habaynta Ganacsiga guud ee Dalka"},"content":{"rendered":"<p>Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo khayraadka macdanta XFS Mudane Maxamed Xaashi Carabey ayaa maanta ka qayb-galay wejiga labaad ee loogu kuur-galaayo Barnaamijyada Mudnaanta u leh mashaariicda la xidhiidha horumarinta iyo dib-u-habaynta Ganacsiga guud ee Dalka sida Macdanta iyo Shidaalka Dalka lagu isticmaalo ee Bank-giga Aduunku uu Sanadaha soo socda ka hir-gelinaayo dalka.<br \/>\nKulanka oo ay ka soo qeyb-galeen madax ka socotay Baanka Aduunka, Wasaaradaha Ganacsiga , Xafiiska Raysalwasaaraha XFS iyo hay\u2019adaha kala duwan ee dawladda ee ka Shaqeeya arrimaha ganacsiga iyo Masuuliyiin ka socotay ganacsiyada gaarka ah,Waxaana kulanka lagu falan-qeeyay mawduucyo muhiim u ah horumarinta iyo dib-u-habaynta ganacsiga Soomaaliya kuwaasi oo wax weyn ka beddeli doona guud ahaan ganacsiga Soomaaliya isla-mar-ahaantaana suurto-gelin doona in ganacsiga dalkeenu uu la jaan-qaado ganacsiyada Caalamiga ah ee aduunyada.<br \/>\n<a href=\"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/269595697_301243735364778_3246857907173352948_n.jpg\" data-elementor-open-lightbox=\"yes\" data-elementor-lightbox-slideshow=\"all-b12dc02\" data-elementor-lightbox-title=\"269595697_301243735364778_3246857907173352948_n\"><br \/>\n<\/a><br \/>\n<a href=\"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/269600712_301243778698107_7255872913376207535_n.jpg\" data-elementor-open-lightbox=\"yes\" data-elementor-lightbox-slideshow=\"all-b12dc02\" data-elementor-lightbox-title=\"269600712_301243778698107_7255872913376207535_n\"><br \/>\n<\/a><br \/>\n<a href=\"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/269669864_301243602031458_5178881823327318988_n-1.jpg\" data-elementor-open-lightbox=\"yes\" data-elementor-lightbox-slideshow=\"all-b12dc02\" data-elementor-lightbox-title=\"269669864_301243602031458_5178881823327318988_n\"><br \/>\n<\/a><br \/>\n<a href=\"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/269676636_301243665364785_1503473040942082201_n.jpg\" data-elementor-open-lightbox=\"yes\" data-elementor-lightbox-slideshow=\"all-b12dc02\" data-elementor-lightbox-title=\"269676636_301243665364785_1503473040942082201_n\"><br \/>\n<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo khayraadka macdanta XFS Mudane Maxamed Xaashi Carabey ayaa maanta ka qayb-galay wejiga labaad ee loogu kuur-galaayo Barnaamijyada Mudnaanta u leh mashaariicda la xidhiidha horumarinta iyo dib-u-habaynta Ganacsiga guud ee Dalka sida Macdanta iyo Shidaalka Dalka lagu isticmaalo ee Bank-giga Aduunku uu Sanadaha soo socda ka hir-gelinaayo dalka. Kulanka oo [&#8230;]\n","protected":false},"author":1,"featured_media":13599,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[27,41],"tags":[],"class_list":["post-13598","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-events-advert","category-news"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13598","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=13598"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/13598\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/media\/13599"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13598"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=13598"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mopmr.gov.so\/Better\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=13598"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}