Hambalyo Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta DFS

Facebook
Twitter
LinkedIn
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si rasmi ah ugu Hambalyeynaysaa Mudane Dahir Shire Maxamed, oo loo magacaabay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta DFS.
Mudane Wasiir, waxaan kuu rajeyneynaa guul iyo horumar adiga oo mas’uuliyad ballaaran ka qaadi doona kheyraadka Batroolka iyo Macdanta ee Soomaaliya.
Scroll to Top