Wasiirka Badroolka XFS oo Gaaray Magaalada Beledweyne

Facebook
Twitter
LinkedIn

Wasiirka Badroolka XFS Cabdirisaq Cumar Maxamed ayaa Galabta Gaaray Magaalada Beledweyne, isagoo Booqasho iyo salaan ugu tagay Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas khaliif.

Wasiirka oo hogaAminaya wafti xilibaano iyo isugu jira aqoonyahano ayaa ujeedada safarkiisa ahayd u kuur galiba xaaladaha ka jira baladwayne.

Scroll to Top