Wasiirka Wasaaradda Batroolka oo ka qeybgalay Bandhigga Ganacsiga

Share on facebook
Facebook
Share on google
Google+
Share on twitter
Twitter
Share on linkedin
LinkedIn
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdirashid Maxamed Axmed

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdirashid Maxamed Axmed ayaa ka qayb galay Bandhigga Ganacsiga Soomaaliyeed oo lagu qabtay Magalada Muqdisho.

Inta uu socdo bandhiggu waxaa is gaar ah isku arki doona 15 shirkadood oo waaweyn.

Wasirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ayaa warbixin kooban ka siiyey kasoo qaybgalayaasha iyo shirkadaha waaweyn sharciga Batroolka oo uu saxiixay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo.

Wuxu Wasiirka faahfaahiye maalgashiga weyn ee wadankeena kusoo socda sida ugu wanagsan ee Ganacsateena oga fa’idesan karaan iyo sidoo kale qorshayaasha kale ay diyaarineso Wasaaradda.

Scroll to Top