Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta DFS Mudane H.E. Abdirizak Omar Mohamed oo uu wehlinayay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Mudane Maxamad Xaashi Carabeey ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Sii-hayaha Ergeyga Gaarka ah ee Xogheyaha Guud ee Qaramada Midoobay James Swan, waxayna ka wada-hadaleen arrimo badan oo hortabin u leh dowladda federaalka Soomaaliya, iyo sidii uu xafiiska […]
Category Archives: Press releases
Agaasimaha Guud ee wasaarada Batroolka iyo Macdanta DFS ayaa kala qayb galay Hay’ada Tayadhoorka Soomaaliyeed Xaflada xuska maalinka Halbeega Soomaaliyeed oo ku beegan 24/10/2023 iyo mida caalamka oo ku beegnayd 14/10/2023 Agaasimuhu Wuxuu ka jeediyay madasha qudbad ku aadan sida loo Koontarooli doono Tayada Shidaalka yimaada Soomaaliya iyo Wadashaqaynta Wasaarada iyo Hay’adda.
Jamhuurita Federaalka Soomaaliya WASAARADDA BATROOLKA IYO KHAYRAADKA MACDANTA XEER-NIDAAMIYAHA MAAREYNTA DAREER-HOOSAADKA BATROOLKA (PETROLEUM DOWNSTREAM REGULATION) [pdf-embedder url="https://mopmr.gov.so/Better/wp-content/uploads/2023/08/Xeer_Nidaamiyaha_.pdf%22]
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Wasaaradda Batroolka Iyo Macdanta [pdf-embedder url="https://mopmr.gov.so/Better/wp-content/uploads/2023/08/Xeer_Nidaamiyaha_Hayadda_Batroolka.pdf%22]
The Ministry of Petroleum and Mineral Resources strongly condemns Genel Energy’s illegal activities in Somalia and warns the potential risks to its investment and legal ramifications of carrying out illegal exploration in Somalia.
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS ayaa Magaalada Dubai ugu qeyb-galay Shirka Africa Oil Week 2021 oo Dowladda Imaaraadka Carabta ay Marti-galisay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Maxamed Xaashi Carabeey oo uu wehliyo Gudoomiye Xigeenka Hay’adda Batroolka Ee Soomaaliya Caa’isha Axmed ,Agaasimaha Waaxda Sharciyadda Batroolka Ee Wasaaradda Xuseen Cali Axmed […]
12 May 2020 Mogadishu, Somalia. The Ministry of Petroleum and Mineral Resources of the Federal Republic of Somalia announces the launching of Somalia’s first offshore licensing round. Due to the spread of the global pandemic, COVID – 19, and resulting restrictions, the Ministry decided to launch the licensing round virtually. The 2020 Somali licensing round […]
Wafdi balaaran uu hogaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Eng Cabdirashid Maxamad Axmed ayaa booqasho rasmi ah ku gaaray caasimadda Dalka Sudan, Magaala madaxdiisa Khartuum halkaas oo uu casuumaad rasmi ah ka helay dhigiisa dalkaasi. Wasiirka iyo wafdigiisa ayaa booqan doono hayado kala duwan waxaana si diiran usoo dhaweeyay dhigiisa dalka Sudan Caadil Cali […]
Sharciga bataroolka waxa uu ku dhammaystirmay fulinta howlihiisa hannaanka ansaxainta Madaxweynaha Jumhuriyadda Fedaraalka Soomaaliyeed Wasaaradda Bataroolka iyo Macdanta ee Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya waxay ku dhawaaqday in uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxammed Cabdullaahi Formaajo uu ansixiyay sharcigaa bataroolka iyo macdantakadib markii aysoo mareen ayna sooansixiyay labada aqal ee baarlamaanka. Ansixinta madaxweynaha uu ansixiyay sharciga […]






