Minister of Petroleum and Mineral Resources, Abdirashid Mohamed Ahmed Participated in the annual AOW conference in South Africa

The Minister of Petroleum and Mineral Resources, Abdirashid Mohamed Ahmed Participated in the annual AOW conference in C/Town, where all the African oil producers & International Oil Companies gather. We presented as a frontier country our seismic data and the huge hydrocarbon reserve in our offshore, which can be easily invested. ‘’We all share the …

Minister of Petroleum and Mineral Resources, Abdirashid Mohamed Ahmed Participated in the annual AOW conference in South Africa Read More »

Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo Golaha Wasiirada oo maanta ansixiyay Xeerar ay Wasaaradda soo gudbisay.

Wasiirka Wasaaradda Batroolka Iyo Macdanta XFS Mudane H.E. Abdirzak Omar Mohamed ayaa u Mahadceliyay Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo Golaha Wasiirada oo maanta ansixiyay Xeerar ay Wasaaradda soo gudbisay. Xeerarka ay Wasaaradda u gudbisay Golaha Wasiiradda XFS ayaa ahaa labo Xeer oo aad u muhiim ugu ah Howlaha loo igmaday Wasaaradda. Xeerk koowaad: Xeerka Dareer Hoosaadka …

Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo Golaha Wasiirada oo maanta ansixiyay Xeerar ay Wasaaradda soo gudbisay. Read More »

Wasiirka oo tagay safaaradda Turkiga si aan ugu tacsiyeeyo Dowladda iyo Shacabka Turkiga

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane H.E. Abdirizak Omar Mohamed Ayaa maanta tagay safaaradda dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga si aan ugu tacsiyeeyo Dowladda iyo Shacabka Turkiga dadkii ku dhintay musiibadda dhulgariirkii ka dhacay maalmo ka hor. “Waxaan la wadaagay in Dowlada iyo Shacabka Soomaaliyeed ay aad uga xun yihiin dhibka …

Wasiirka oo tagay safaaradda Turkiga si aan ugu tacsiyeeyo Dowladda iyo Shacabka Turkiga Read More »

Agaasimaha Guud Mudane Maxamad Xaashi Carabeey oo soodhaweyay Guddiga Tiro koobka Shaqalaaha Rayidka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamad Xaashi Carabeey ayaa maanta soodhaweyay Guddiga Tiro koobka Shaqalaaha Rayidka oo manta u yimid tiro koobka Shaqaalaha Wasaaradda. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ayaa habraacyada Tiro koobka ka dhageystay Gudoomiyaha Guddiga Tiro koobka Mudane Ahmed Mohamed Hassan. Agaasimaha ayaa soo dhaweeyay sida ay Guddiga …

Agaasimaha Guud Mudane Maxamad Xaashi Carabeey oo soodhaweyay Guddiga Tiro koobka Shaqalaaha Rayidka Read More »

Wasiiru-Dowlaha oo kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta oo ay ka socoto dayactir xooggan

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane Maxamuud Axmed Maxamuud (Mashruuc) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta oo ay ka socoto dayactir xooggan. Wasiiru-Dowlaha ayaa kormeerkiisa waxaa ku wehlinayay Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane Abdiwahab A Omar Ananug , Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Maxamad Xaashi …

Wasiiru-Dowlaha oo kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta oo ay ka socoto dayactir xooggan Read More »

Wasiir kuxigeenka iyo Agaasimaha Guud oo qeyb galay bandhiga Ganacsiga Soomaaliyeed

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane Cabdiwahaab A Cumar Caananuug oo uu wehlinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka Mudane Maxamad Xaashi Carabeey ayaan maanta ka qeyb galay bandhiga Ganacsiga Soomaaliyeed. Madaxdii kasoo qeyb gashay shirkan ayaa dhiira galin usameeyay Ganacsatada Soomaaliyeed Iyo kaalintooda wanaagsan ee ay bulshada ugu jiraan. Masuuliyiinta Wasaaradda Batroolka iyo …

Wasiir kuxigeenka iyo Agaasimaha Guud oo qeyb galay bandhiga Ganacsiga Soomaaliyeed Read More »

Wasiirka oo hortagay Guddiga Kheyraadka Dabiiciga & Bii’ada ee Golaha Shacabka JFS

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane H.E. DR.MP. Abdirizak Omar Mohamed iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Mudane Xil Cabdiwahab Cabdi Cumar hortagay Guddiga Kheyraadka Dabiiciga & Bii’ada ee Golaha Shacabka JFS. Masuuliyiinta Wasaaradda ayaa ka warbixiyay dedaallada ku aaddan ka faa’iidaysiga Kheyraadka Dalka iyo horumarada laga sameeyay & halka hiigsigu yahay. Wasiirka ayaa …

Wasiirka oo hortagay Guddiga Kheyraadka Dabiiciga & Bii’ada ee Golaha Shacabka JFS Read More »

Agaasimaha Guud oo ka qayb-galay Barnaamijyada horumarinta iyo dib-u-habaynta Ganacsiga guud ee Dalka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo khayraadka macdanta XFS Mudane Maxamed Xaashi Carabey ayaa maanta ka qayb-galay wejiga labaad ee loogu kuur-galaayo Barnaamijyada Mudnaanta u leh mashaariicda la xidhiidha horumarinta iyo dib-u-habaynta Ganacsiga guud ee Dalka sida Macdanta iyo Shidaalka Dalka lagu isticmaalo ee Bank-giga Aduunku uu Sanadaha soo socda ka hir-gelinaayo dalka. Kulanka oo …

Agaasimaha Guud oo ka qayb-galay Barnaamijyada horumarinta iyo dib-u-habaynta Ganacsiga guud ee Dalka Read More »

Scroll to Top