Agaasimaha Guud oo Booqasho ku tagay Xarunta Dhexe ee Jaamacadda Benadir

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Kheyraatka Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamad Xaashi Carabeey ayaa maanta booqasho ku tagay Xarunta Dhexe ee Jaamacadda Benadir iyada oo ay halkaas kusoo dhaweeyay Gudoomiyaha Jaamacadda Prof. Dr. Mohamed M. Hassan (Dr. Biday) iyo qaar ka mid ah maamulka jaamacada. Prof. Dr. Mohamed M.Hassan (Dr. Biday) ayaa […]

Agaasimaha Guud oo Booqasho ku tagay Xarunta Dhexe ee Jaamacadda Benadir Read More »