Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta DFS Mudane H.E. Abdirizak Omar Mohamed oo uu wehlinayay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Mudane Maxamad Xaashi Carabeey ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Sii-hayaha Ergeyga Gaarka ah ee Xogheyaha Guud ee Qaramada Midoobay James Swan, waxayna ka wada-hadaleen arrimo badan oo hortabin u leh dowladda federaalka Soomaaliya, iyo sidii uu xafiiska […]
Category Archives: Events & Adverts
Munaasabadda Bandhiga waxqabadkaa Xukuumadda ee 2 sano ee la soo dhaafay ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane H.E Cabdirisaaq Cumar Maxamed, Wasiirku-xigeenka Mudane Cabdiwahaab A. Cumar, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Maxamad Xaashi Carabeey, iyo Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliyeed Mudane Eng: C/qaadir Aadan Tubaako, Xoghayaha hay’adda Battoolka Mudane Abdulkadir Maxamad […]
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Kheyraatka Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamad Xaashi Carabeey ayaa maanta booqasho ku tagay Xarunta Dhexe ee Jaamacadda Benadir iyada oo ay halkaas kusoo dhaweeyay Gudoomiyaha Jaamacadda Prof. Dr. Mohamed M. Hassan (Dr. Biday) iyo qaar ka mid ah maamulka jaamacada. Prof. Dr. Mohamed M.Hassan (Dr. Biday) ayaa […]
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraatka Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamad Xaashi Carabeey ayaa Xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva Switzerland uga qeyb galay shirka 19-aad ee Madasha xariirka Dowladaha IGF ee Sannadlaha ah ee Macdanta iyo Horumarka Waara. Agasimaha guud ayaa madasha la wadaagay warbixin ku saabsan macdanta Soomaaliya, sidoo kalane diiradda saaray […]
The Ministry of Petroleum and Mineral Resources strongly condemns Genel Energy’s illegal activities in Somalia and warns the potential risks to its investment and legal ramifications of carrying out illegal exploration in Somalia.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo khayraadka macdanta XFS Mudane Maxamed Xaashi Carabey ayaa maanta ka qayb-galay wejiga labaad ee loogu kuur-galaayo Barnaamijyada Mudnaanta u leh mashaariicda la xidhiidha horumarinta iyo dib-u-habaynta Ganacsiga guud ee Dalka sida Macdanta iyo Shidaalka Dalka lagu isticmaalo ee Bank-giga Aduunku uu Sanadaha soo socda ka hir-gelinaayo dalka. Kulanka oo […]
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Maxamed Xaashi Carabeey ayaa Magaalada Bishoftu ee Dalka Ethiopia ugu qeybgalay Shir muhiim ah oo ku saabsanaa Aqoon is-weydaarsi la Xiriira Xoojinta Awoodaha Xiriirka Dowladaha iyo Nidaamyada qaab dhismeedka Federaalka , Shirkan Waxaa ka qeybgalay Agaasimaha-yaasha Guud Ee Wasaaradaha DFS iyo Howladeenno matalayay Dowladda , Waxaana Soo […]
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Maxamed Xaashi Carabeey ayaa muqdisho ugu qeyb-galay Aqoon is-weydaarsi Ku Saabsana Yareynta Dhuxusha iyo Kobcinta Isticmaalka Gaaska Cunta , waxaan uu u dhexeeyay Wasaaradaha Deegaanka iyo Batroolka ee Dowlad Gobaleedyada iyo Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS , Waxaa Agaasinka kulanka iska kaashaday Agaasinka Xafiiska Bay’adda ee Raysal […]
The Director-General of the Ministry of Petrol and Mineral of Mr. Maxamed Xaashi Carabeey took part in the 2nd Africa Oil and energy summit. The director of the meeting presented the resources of our country and the levels of oil testing in Somalia and where we are targeting. The meeting ended as it was meant […]
- 1
- 2







