Wasiirka Batroolka Iyo Macdanta oo la kulmay Gudiga Kheyraadka Qaranka ee Baarlamaanka

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta JFS mudane Cabdirashid Maxamed Axmed ayaa kulan ku saabsan sharciga Batroolka la qaadatay Gudiga Kheyraadka Qaranka ee Baarlamaanka Federalka Somalia Aqalkiisa sare. Wasiirka ayaa oga jawaabay su’aalo ay qabeen gudiga oo ku saabsan Hindise sharciyeedka Batroolka oo dib u eegistiisa gacanta ku hayaan gudiga marayana akhrintiisa labaad. Waxaana la rajeenaya …

Wasiirka Batroolka Iyo Macdanta oo la kulmay Gudiga Kheyraadka Qaranka ee Baarlamaanka Read More »