Wasiirka Batroolka Iyo Macdanta oo la kulmay Gudiga Kheyraadka Qaranka ee Baarlamaanka

Facebook
Twitter
LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta JFS mudane Cabdirashid Maxamed Axmed ayaa kulan ku saabsan sharciga Batroolka la qaadatay Gudiga Kheyraadka Qaranka ee Baarlamaanka Federalka Somalia Aqalkiisa sare.

Wasiirka ayaa oga jawaabay su’aalo ay qabeen gudiga oo ku saabsan Hindise sharciyeedka Batroolka oo dib u eegistiisa gacanta ku hayaan gudiga marayana akhrintiisa labaad.

Waxaana la rajeenaya in Maalmaha soo socda la horgeyn doono Golaha oo la marsiin doono akhrintiisa labaad iyo sedaxaad.

Scroll to Top