Agaasimaha Guud ee wasaarada Batroolka iyo Macdanta DFS ayaa kala qayb galay Hay’ada Tayadhoorka Soomaaliyeed Xaflada xuska maalinka Halbeega Soomaaliyeed oo ku beegan 24/10/2023 iyo mida caalamka oo ku beegnayd 14/10/2023 Agaasimuhu Wuxuu ka jeediyay madasha qudbad ku aadan sida loo Koontarooli doono Tayada Shidaalka yimaada Soomaaliya iyo Wadashaqaynta Wasaarada iyo Hay’adda.
Category Archives: Somali
Jamhuurita Federaalka Soomaaliya WASAARADDA BATROOLKA IYO KHAYRAADKA MACDANTA XEER-NIDAAMIYAHA MAAREYNTA DAREER-HOOSAADKA BATROOLKA (PETROLEUM DOWNSTREAM REGULATION) [pdf-embedder url="https://mopmr.gov.so/wp-content/uploads/2023/08/Xeer_Nidaamiyaha_.pdf%22]
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Wasaaradda Batroolka Iyo Macdanta [pdf-embedder url="https://mopmr.gov.so/wp-content/uploads/2023/08/Xeer_Nidaamiyaha_Hayadda_Batroolka.pdf%22]
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS ayaa Magaalada Dubai ugu qeyb-galay Shirka Africa Oil Week 2021 oo Dowladda Imaaraadka Carabta ay Marti-galisay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Maxamed Xaashi Carabeey oo uu wehliyo Gudoomiye Xigeenka Hay’adda Batroolka Ee Soomaaliya Caa’isha Axmed ,Agaasimaha Waaxda Sharciyadda Batroolka Ee Wasaaradda Xuseen Cali Axmed […]
Wafdi balaaran uu hogaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Eng Cabdirashid Maxamad Axmed ayaa booqasho rasmi ah ku gaaray caasimadda Dalka Sudan, Magaala madaxdiisa Khartuum halkaas oo uu casuumaad rasmi ah ka helay dhigiisa dalkaasi. Wasiirka iyo wafdigiisa ayaa booqan doono hayado kala duwan waxaana si diiran usoo dhaweeyay dhigiisa dalka Sudan Caadil Cali […]
Sharciga bataroolka waxa uu ku dhammaystirmay fulinta howlihiisa hannaanka ansaxainta Madaxweynaha Jumhuriyadda Fedaraalka Soomaaliyeed Wasaaradda Bataroolka iyo Macdanta ee Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya waxay ku dhawaaqday in uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxammed Cabdullaahi Formaajo uu ansixiyay sharcigaa bataroolka iyo macdantakadib markii aysoo mareen ayna sooansixiyay labada aqal ee baarlamaanka. Ansixinta madaxweynaha uu ansixiyay sharciga […]
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta JFS mudane Cabdirashid Maxamed Axmed ayaa kulan ku saabsan sharciga Batroolka la qaadatay Gudiga Kheyraadka Qaranka ee Baarlamaanka Federalka Somalia Aqalkiisa sare. Wasiirka ayaa oga jawaabay su’aalo ay qabeen gudiga oo ku saabsan Hindise sharciyeedka Batroolka oo dib u eegistiisa gacanta ku hayaan gudiga marayana akhrintiisa labaad. Waxaana la rajeenaya […]
20 May 2019 – Mogadishu, Somalia. Wasaaardda Bataroolka iyo Macdanta ee Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliyeed waxa ay ku dhawaaqday in sharciga Shidaalka Soomaaliya la dhammaystiray, laguna ansixiyay Barlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliyeed. Waa tallaabbo muujinaysa, kheyraadka dalka, faa’idooyinka ay u leeyihiin horumarka dalka. Sharciga waxa uu qeexayaa in shidaalka iyo kheyraadka kale ay yihiin hantida ummadda Soomaaliyeed. Haddii lagu […]
Wasiirka Macdanta iyo Bartoolka ee X.F.Soomaaliya oo Kulummo Mira dhal ah la yeeshay dhigiisa dalka Turkiga, Shirkado iyo Hay’ado kala duwan.
- 1
- 2







