News

Agaasimaha Guud oo ka qeyb galay Xaflada xuska maalinka Halbeega Soomaaliyeed

Agaasimaha Guud ee wasaarada Batroolka iyo Macdanta DFS ayaa kala qayb galay Hay’ada Tayadhoorka Soomaaliyeed Xaflada xuska maalinka Halbeega Soomaaliyeed oo ku beegan 24/10/2023 iyo mida caalamka oo ku beegnayd 14/10/2023 Agaasimuhu Wuxuu ka jeediyay madasha qudbad ku aadan sida loo Koontarooli doono Tayada Shidaalka yimaada Soomaaliya iyo Wadashaqaynta Wasaarada iyo Hay’adda.  

Agaasimaha Guud oo ka qeyb galay Xaflada xuska maalinka Halbeega Soomaaliyeed Read More »

Wasiirka Badroolka XFS oo Gaaray Magaalada Beledweyne

Wasiirka Badroolka XFS Cabdirisaq Cumar Maxamed ayaa Galabta Gaaray Magaalada Beledweyne, isagoo Booqasho iyo salaan ugu tagay Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas khaliif. Wasiirka oo hogaAminaya wafti xilibaano iyo isugu jira aqoonyahano ayaa ujeedada safarkiisa ahayd u kuur galiba xaaladaha ka jira baladwayne.

Wasiirka Badroolka XFS oo Gaaray Magaalada Beledweyne Read More »

Agaasimaha Guud oo faah faahiyay go’aanka Wasaaradda ee Xeernidaamiyaha Dareerhoosaadka Batroolka

Wasaaradda Batroolka XFS ayaa ku wargelisay shirkadaha Shidaalka dalka keena iyo kuwa iibiya in wixii ka dambeeyay 1-da bisha 9aad aan dalka la keeni Karin Shidaal aan soo marin nidaamka shidaalka ee Wasaaradu dejisay. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Batroolka Maxamed Xaashi Cabdi (carabeey) ayaa faah faahiyay go’aanka wasaaradda

Agaasimaha Guud oo faah faahiyay go’aanka Wasaaradda ee Xeernidaamiyaha Dareerhoosaadka Batroolka Read More »

Munasabada balaaran oo lagu xusayay 1-da Luulyo oo ka qabsantahay Muqdisho Stadium

Munasabada balaaran oo lagu xusayay 1-da Luulyo oo ka qabsantahay Muqdisho Stadium ayaa waxaa ka qeyb galay Shaqaalaha Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xumadda Federaalka Soomaaliya oo uu Horkacaayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Mudane Maxamad Xaashi Carabeey. Munaasabada ayaa waxaa kasoo qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xassan Sheekh Maxamauud. Madaxweynaha

Munasabada balaaran oo lagu xusayay 1-da Luulyo oo ka qabsantahay Muqdisho Stadium Read More »

Wasiirka oo maanta kulan laqaatay dhamaan Ganacsatada Shirkadaha ka shaqeeya Shidaalka.

Wasiirka Wasaaradda Batrolka iyo Macdanta XFS Mudane Dr. Abdirizak Omar Mohamed ayaa maanta kulan laqaatay dhamaan Ganacsatada Shirkadaha ka shaqeeya Shidaalka. Shirka ayaa waxaa qayb ka ahaa Agaasimaha guud ee Wasaarada, ganacsatada ayaa lala wadaagay looguna sharxay shuruucda iyo xeer-nidaamiya yaasha ay Wasaaradu soo saarto iyo ahmiyada ay leedahay in ganacsatadu u hogaansanto. Sidaa si

Wasiirka oo maanta kulan laqaatay dhamaan Ganacsatada Shirkadaha ka shaqeeya Shidaalka. Read More »

Wasiirka oo ka qeybgalay shirka Afrika Energy Submit

Wasiirka Wasaaradda Batroolka Iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Abdirizak Omar Mohamed iyo wafdi uu hogaaminayo oo uu qeyb ka yahay Agaasimaga Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane Maxamad Xaashi Carabeey ayaa maanta uga qeyb galay Magaalada London Shirka (Afrika Energy Submit). Shirkan ayaa waxaa qeyb ka ah Dowlada Badan oo Afrika

Wasiirka oo ka qeybgalay shirka Afrika Energy Submit Read More »

Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo Golaha Wasiirada oo maanta ansixiyay Xeerar ay Wasaaradda soo gudbisay.

Wasiirka Wasaaradda Batroolka Iyo Macdanta XFS Mudane H.E. Abdirzak Omar Mohamed ayaa u Mahadceliyay Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo Golaha Wasiirada oo maanta ansixiyay Xeerar ay Wasaaradda soo gudbisay. Xeerarka ay Wasaaradda u gudbisay Golaha Wasiiradda XFS ayaa ahaa labo Xeer oo aad u muhiim ugu ah Howlaha loo igmaday Wasaaradda. Xeerk koowaad: Xeerka Dareer Hoosaadka

Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo Golaha Wasiirada oo maanta ansixiyay Xeerar ay Wasaaradda soo gudbisay. Read More »

Scroll to Top