January 26, 2022

Agaasimaha Guud oo kulan muqdiaho kula qaatay Ganacsatada Soomaaliyeed

Agaasimaha Guud Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Maxamed Xaashi Carabeey ayaa kulan muqdiaho kula qaatay Ganacsatada Soomaaliyeed ee ka Shaqeeya Soo Dajinta iyo Keydinta ,Daabulidda iyo Kaalmaha Shidaalka Ee Soomaaliya ,waxaana laga wada hadlay Xoojinta Wada-shaqeynta iyo Hergalinta Xeerarka Cusub ee la Shidaalka iyo Arimaha Macdanka iyo Batroolka ee Soomaaliya.

Agaasimaha Guud oo kulan muqdiaho kula qaatay Ganacsatada Soomaaliyeed Read More »

Agaasimaha Guud oo ka qayb-galay Barnaamijyada horumarinta iyo dib-u-habaynta Ganacsiga guud ee Dalka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo khayraadka macdanta XFS Mudane Maxamed Xaashi Carabey ayaa maanta ka qayb-galay wejiga labaad ee loogu kuur-galaayo Barnaamijyada Mudnaanta u leh mashaariicda la xidhiidha horumarinta iyo dib-u-habaynta Ganacsiga guud ee Dalka sida Macdanta iyo Shidaalka Dalka lagu isticmaalo ee Bank-giga Aduunku uu Sanadaha soo socda ka hir-gelinaayo dalka. Kulanka oo

Agaasimaha Guud oo ka qayb-galay Barnaamijyada horumarinta iyo dib-u-habaynta Ganacsiga guud ee Dalka Read More »

Scroll to Top