Agaasimaha guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraatka Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamad Xaashi Carabeey ayaa Xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva Switzerland uga qeyb galay shirka 19-aad ee Madasha xariirka Dowladaha IGF ee Sannadlaha ah ee Macdanta iyo Horumarka Waara.