Wasiirka Wasaaradda Batroolka oo ka qeybgalay Bandhigga Ganacsiga
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdirashid Maxamed Axmed ayaa ka qayb galay Bandhigga Ganacsiga Soomaaliyeed oo lagu qabtay Magalada Muqdisho. Inta uu socdo bandhiggu waxaa is gaar ah isku arki doona 15 shirkadood oo waaweyn. Wasirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ayaa warbixin kooban ka siiyey kasoo qaybgalayaasha iyo shirkadaha waaweyn sharciga […]
Wasiirka Wasaaradda Batroolka oo ka qeybgalay Bandhigga Ganacsiga Read More »