Kulan looga hadlyay ka faa’iideysiga kheyraadka dalka sida shidaalka iyo macdanta oo lagu qabtay Magaaladda Muqdisho

Kulan looga hadlyay ka faa’iideysiga kheyraadka dalka sida shidaalka iyo macdanta, ayaa maanta lagu qabtay Magaaladda Muqdisho, waxaana goob joog ka ahaa Wasiirka ,Wasiir ku xiggeenka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya iyo Wafdi ka socday Dowladda Norway. Kulanka oo ku saabsanaa boggaadin ay wafdi ka socda Norway u wadeen Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya oo ahayd […]

Kulan looga hadlyay ka faa’iideysiga kheyraadka dalka sida shidaalka iyo macdanta oo lagu qabtay Magaaladda Muqdisho Read More »