Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta DFS Mudane H.E. Abdirizak Omar Mohamed ayaa xafiiskiisa kulan ku qaatay Sii-hayaha Ergeyga Gaarka ah ee Xogheyaha Guud ee Qaramada Midoobay James Swan, August 26, 2024
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS ayaa soo bandhigtay waxqabadkeeda mudadii ay jirtay Xukuumadda Danqaran. August 26, 2024