Wasaaradda Batroolka XFS ayaa ku wargelisay shirkadaha Shidaalka dalka keena iyo kuwa iibiya in wixii ka dambeeyay 1-da bisha 9aad aan dalka la keeni Karin Shidaal aan soo marin nidaamka shidaalka ee Wasaaradu dejisay.
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Batroolka Maxamed Xaashi Cabdi (carabeey) ayaa faah faahiyay go’aanka wasaaradda