Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta DFS Mudane H.E. Abdirizak Omar Mohamed oo uu wehlinayay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Mudane Maxamad Xaashi Carabeey ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Sii-hayaha Ergeyga Gaarka ah ee Xogheyaha Guud ee Qaramada Midoobay James Swan, waxayna ka wada-hadaleen arrimo badan oo hortabin u leh dowladda federaalka Soomaaliya, iyo sidii uu xafiiska […]
Category Archives: latest-news
Munaasabadda Bandhiga waxqabadkaa Xukuumadda ee 2 sano ee la soo dhaafay ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane H.E Cabdirisaaq Cumar Maxamed, Wasiirku-xigeenka Mudane Cabdiwahaab A. Cumar, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Maxamad Xaashi Carabeey, iyo Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliyeed Mudane Eng: C/qaadir Aadan Tubaako, Xoghayaha hay’adda Battoolka Mudane Abdulkadir Maxamad […]
Wasaaradda Batroolka XFS ayaa ku wargelisay shirkadaha Shidaalka dalka keena iyo kuwa iibiya in wixii ka dambeeyay 1-da bisha 9aad aan dalka la keeni Karin Shidaal aan soo marin nidaamka shidaalka ee Wasaaradu dejisay. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Batroolka Maxamed Xaashi Cabdi (carabeey) ayaa faah faahiyay go’aanka wasaaradda
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta oo kulan isugu yeertay 21/06/2023, 9:00 Subaxnimo shirkadaha ka shaqeeya shidaalka, kuwa soo dejiya, kuwa keydiya,daabula, kaalmaha shidaalka iyo shirkadaha ka shaqeeya gaaska cuntada.
The Ministry of Petroleum and Mineral Resources strongly condemns Genel Energy’s illegal activities in Somalia and warns the potential risks to its investment and legal ramifications of carrying out illegal exploration in Somalia.
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS ayaa Magaalada Dubai ugu qeyb-galay Shirka Africa Oil Week 2021 oo Dowladda Imaaraadka Carabta ay Marti-galisay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Maxamed Xaashi Carabeey oo uu wehliyo Gudoomiye Xigeenka Hay’adda Batroolka Ee Soomaaliya Caa’isha Axmed ,Agaasimaha Waaxda Sharciyadda Batroolka Ee Wasaaradda Xuseen Cali Axmed […]
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Maxamed Xaashi Carabeey ayaa Magaalada Bishoftu ee Dalka Ethiopia ugu qeybgalay Shir muhiim ah oo ku saabsanaa Aqoon is-weydaarsi la Xiriira Xoojinta Awoodaha Xiriirka Dowladaha iyo Nidaamyada qaab dhismeedka Federaalka , Shirkan Waxaa ka qeybgalay Agaasimaha-yaasha Guud Ee Wasaaradaha DFS iyo Howladeenno matalayay Dowladda , Waxaana Soo […]
12 May 2020 Mogadishu, Somalia. The Ministry of Petroleum and Mineral Resources of the Federal Republic of Somalia announces the launching of Somalia’s first offshore licensing round. Due to the spread of the global pandemic, COVID – 19, and resulting restrictions, the Ministry decided to launch the licensing round virtually. The 2020 Somali licensing round […]







