Agaasimaha guud oo Xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva uga qeyb galay shirka 19-aad ee Madasha xariirka Dowladaha IGF

Facebook
Twitter
LinkedIn
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraatka Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamad Xaashi Carabeey ayaa Xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva Switzerland uga qeyb galay shirka 19-aad ee Madasha xariirka Dowladaha IGF ee Sannadlaha ah ee Macdanta iyo Horumarka Waara.
Agasimaha guud ayaa madasha la wadaagay warbixin ku saabsan macdanta Soomaaliya, sidoo kalane diiradda saaray habka looga shaqeeyo macdanta yaryar sida Dahabka,lithium ka iyo copper ka.
Scroll to Top