Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo Golaha Wasiirada oo maanta ansixiyay Xeerar ay Wasaaradda soo gudbisay.

Facebook
Twitter
LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Batroolka Iyo Macdanta XFS Mudane H.E. Abdirzak Omar Mohamed ayaa u Mahadceliyay Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo Golaha Wasiirada oo maanta ansixiyay Xeerar ay Wasaaradda soo gudbisay.
Xeerarka ay Wasaaradda u gudbisay Golaha Wasiiradda XFS ayaa ahaa labo Xeer oo aad u muhiim ugu ah Howlaha loo igmaday Wasaaradda.
Xeerk koowaad: Xeerka Dareer Hoosaadka Batroolka
Xeerka Labaad: Xeerka Hay’adda Batroolka Soomaaliyeed.
Xubinta cusub ee Hay’adda Batroolka Soomaaliyeed lagu soo daray.
Wasiirka Wasaaradda Batroolka Iyo Macdanta XFS Mudane H.E. Abdirzak Omar Mohamed
ayaa sidoo kale u Mahadceliyay Wasiiru-Dawlaha, Wasiir-ku-xigeenka, Agaasimaha Guud, Agaasime Waaxeedyada, Shaqaalaha Wasaaradda, iyo Dhammaan la-Taliyeyaashii ka qayb qaatay hawshaan.
Xeer Hoosaadka Shidaalka oo wax weyn ka bedeli doona suuqa Ganacsiga Shidaalka Soomaaliya.

Scroll to Top