Wasiirka oo tagay safaaradda Turkiga si aan ugu tacsiyeeyo Dowladda iyo Shacabka Turkiga

Facebook
Twitter
LinkedIn
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane H.E. Abdirizak Omar Mohamed Ayaa maanta tagay safaaradda dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga si aan ugu tacsiyeeyo Dowladda iyo Shacabka Turkiga dadkii ku dhintay musiibadda dhulgariirkii ka dhacay maalmo ka hor.
“Waxaan la wadaagay in Dowlada iyo Shacabka Soomaaliyeed ay aad uga xun yihiin dhibka gaaray, isla markaana uga tacsiyeynayaan dowladda Turkiga iyo shacabkeeda.
Alle ayaan uga rajeeyay in hoygooda ka yeelo dadkii ku dhintay Dhulgariirkaasi Janatul Firdosa,
dhaawacyadana bogsiiyo”
Scroll to Top