Shirka London oo furmay

Share on facebook
Facebook
Share on google
Google+
Share on twitter
Twitter
Share on linkedin
LinkedIn

Waxaan mantasi rasmi ah u furmay shirkii Magaalada London kaas oo lagu soo bandhigaayay qayraadka Shidaalka Soomaaliya.

Shirkan ayaa waxaa kasoo qayb galay Masuuliyiin kala gadisan oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Shirkadaha Shidaalka.

Shirkan ayaan rajeyneynaa in ay kasoo baxaan wax Mustabka umadda Soomaaliyeed horay usii wada Meel Wanaagsana Gaarsiiyaa ayna ku farxaan Shacabka Soomaaliyeed.

Wixii Warbixino ah ee kasoo kordha shirkaasi waan soo galin doonaa hadii Alle Idmo.

Scroll to Top