Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta DFS iyo maalgashadayaal Qatar Ka Socda Oo Is-afgarada Kala Saxiixday.

Share on facebook
Facebook
Share on google
Google+
Share on twitter
Twitter
Share on linkedin
LinkedIn

Wasaaradda Batroolka iyo macdanka xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo shirkadda Khayraadka Macdanta iyo Batroolka dalka Qatar ayaa maanta is-faham ku kala saxiixday munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Wasiirka wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Eng. Cabdirashiid Maxamed Axmed iyo Abdul Aziz Hamad Al Dulaimi oo madaxa ka ah koox maalgashadayaasha Qatariyiin ah oo Muqdisho ku sugan ayaa si wada jir ah u saxiixay is-afgaradka.
Wasiirka wasaaradda, Eng. Cabdirashiid Maxamed Axmed iyo maalgashadayaasha Qadar ka socda ayaa ka wada hadlay dhinacyada wasaaaradda laga caawinayo.

Scroll to Top