Wasiirka oo hortagay Guddiga Kheyraadka Dabiiciga & Bii’ada ee Golaha Shacabka JFS

Facebook
Twitter
LinkedIn
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane H.E. DR.MP. Abdirizak Omar Mohamed iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Mudane Xil Cabdiwahab Cabdi Cumar hortagay Guddiga Kheyraadka Dabiiciga & Bii’ada ee Golaha Shacabka JFS.
Masuuliyiinta Wasaaradda ayaa ka warbixiyay dedaallada ku aaddan ka faa’iidaysiga Kheyraadka Dalka iyo horumarada laga sameeyay & halka hiigsigu yahay.
Wasiirka ayaa sheegay in ka Wasaarad ahaan ay ka go,antahay dardar galinta iyo horumarinta geedi socodka soo saarista Shidaalka Dalkeena iyo ka faaideysigiisa, iyadoo la raacayo habraacyada caalamiga ah ee arrimaha Shidaalka iyo hannaanka ay u qorsheysay Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Scroll to Top