Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane Cabdiwahaab A Cumar Caananuug oo uu wehlinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka Mudane Maxamad Xaashi Carabeey ayaan maanta ka qeyb galay bandhiga Ganacsiga Soomaaliyeed.
Madaxdii kasoo qeyb gashay shirkan ayaa dhiira galin usameeyay Ganacsatada Soomaaliyeed
Iyo kaalintooda wanaagsan ee ay bulshada ugu jiraan.