Agaasimaha Guud Mudane Maxamad Xaashi Carabeey oo soodhaweyay Guddiga Tiro koobka Shaqalaaha Rayidka

Facebook
Twitter
LinkedIn
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamad Xaashi Carabeey ayaa maanta soodhaweyay Guddiga Tiro koobka Shaqalaaha Rayidka oo manta u yimid tiro koobka Shaqaalaha Wasaaradda.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ayaa habraacyada Tiro koobka ka dhageystay Gudoomiyaha Guddiga Tiro koobka Mudane Ahmed Mohamed Hassan.
Agaasimaha ayaa soo dhaweeyay sida ay Guddiga Shaqaalaha Rayidka u wadaan Shaqada iyo Howlaha loo igmaday.
Ugu dambeyn Agaasimaha guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane Maxamad Xaashi Carabeey ayaa bogaadiyay Shaqaalaha Wasaaradda Iyo habsami u socodka howlohii loo igmaday.
Scroll to Top