Wasiiru-Dowlaha oo kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta oo ay ka socoto dayactir xooggan

Facebook
Twitter
LinkedIn
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane Maxamuud Axmed Maxamuud (Mashruuc) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta oo ay ka socoto dayactir xooggan.
Wasiiru-Dowlaha ayaa kormeerkiisa waxaa ku wehlinayay Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane Abdiwahab A Omar Ananug , Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Maxamad Xaashi Carabeey.
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane Maxamuud Axmed Maxamuud (Mashruuc) iyo
Wasiir ku Xigeenka Mudane Mudane Abdiwahab A Omar Ananug, ayaa Agaasimaha Guud Mudane Maxamad Xaashi Carabeey ku bogaadiyay shaqada adag ee ka socoto Wasaaradda, iyagoo ku booriyay habsami usocodka shaqada dayactirka.
Scroll to Top
Scroll to Top