Wasiirka Batroolka & Macdanta JFS Mudane Abdulrashiid Mohamed Ahmed ayaa shirkaan la galay DEIK oo ah guddiga u qaabilsan dhaqaalaha dibedda (Foreign Economic Relation Board) ee dalka Turkiga.
Category Archives: Somali
Wasiirka Batrolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa xusay in ku talagalka dawladdu yahay in sida ugu macquulsan loo baaro shidaalka loona soo saaro, si ay uga faa’iideystaan bulshada Soomaaliyeed. Dhinaca kale Wasiirka ayaa ka codsaday Baarlamaanka dalka in la meel mariyo sharciyada khuseeya shidaalka, si loo dhiso hay’adaha Qaran […]
- 1
- 2

