News, SomaliWasiirka Batroolka iyo Macdanta oo la galay shir DEIK Posted on March 8, 2019 by wasq1 08 Mar Wasiirka Batroolka & Macdanta JFS Mudane Abdulrashiid Mohamed Ahmed ayaa shirkaan la galay DEIK oo ah guddiga u qaabilsan dhaqaalaha dibedda (Foreign Economic Relation Board) ee dalka Turkiga. wasq1 Wasiirka Batrolka iyo Macdanta oo ka hadlay qorshaha dowlada dhinaca shidaalka Wasiirka Macdanta iyo Bartoolka ee X.F.Soomaaliya oo la kulamy dhigiisa dalka Turkiga.