Wasiirka Batrolka iyo Macdanta oo ka hadlay qorshaha dowlada dhinaca shidaalka

Share on facebook
Facebook
Share on google
Google+
Share on twitter
Twitter
Share on linkedin
LinkedIn

Wasiirka Batrolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa xusay in ku talagalka dawladdu yahay in sida ugu macquulsan loo baaro shidaalka loona soo saaro, si ay uga faa’iideystaan bulshada Soomaaliyeed.

Dhinaca kale Wasiirka ayaa ka codsaday Baarlamaanka dalka in la meel mariyo sharciyada khuseeya shidaalka, si loo dhiso hay’adaha Qaran ee lagama-maarmaanka u ah in shidaalka la soo saaro.

Scroll to Top