August 26, 2024

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta DFS Mudane H.E. Abdirizak Omar Mohamed ayaa xafiiskiisa kulan ku qaatay Sii-hayaha Ergeyga Gaarka ah ee Xogheyaha Guud ee Qaramada Midoobay James Swan, 

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta DFS Mudane H.E. Abdirizak Omar Mohamed oo uu wehlinayay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Mudane Maxamad Xaashi Carabeey ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Sii-hayaha Ergeyga Gaarka ah ee Xogheyaha Guud ee Qaramada Midoobay James Swan, waxayna ka wada-hadaleen arrimo badan oo hortabin u leh dowladda federaalka Soomaaliya, iyo sidii uu xafiiska […]

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta DFS Mudane H.E. Abdirizak Omar Mohamed ayaa xafiiskiisa kulan ku qaatay Sii-hayaha Ergeyga Gaarka ah ee Xogheyaha Guud ee Qaramada Midoobay James Swan,  Read More »

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS ayaa soo bandhigtay waxqabadkeeda mudadii ay jirtay Xukuumadda Danqaran.

Munaasabadda Bandhiga waxqabadkaa Xukuumadda ee 2 sano ee la soo dhaafay ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane H.E Cabdirisaaq Cumar Maxamed, Wasiirku-xigeenka Mudane Cabdiwahaab A. Cumar, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Maxamad Xaashi Carabeey, iyo Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliyeed Mudane Eng: C/qaadir Aadan Tubaako, Xoghayaha hay’adda Battoolka Mudane Abdulkadir Maxamad

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS ayaa soo bandhigtay waxqabadkeeda mudadii ay jirtay Xukuumadda Danqaran. Read More »

Scroll to Top