Press releases

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta DFS Mudane H.E. Abdirizak Omar Mohamed ayaa xafiiskiisa kulan ku qaatay Sii-hayaha Ergeyga Gaarka ah ee Xogheyaha Guud ee Qaramada Midoobay James Swan, 

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta DFS Mudane H.E. Abdirizak Omar Mohamed oo uu wehlinayay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Mudane Maxamad Xaashi Carabeey ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Sii-hayaha Ergeyga Gaarka ah ee Xogheyaha Guud ee Qaramada Midoobay James Swan, waxayna ka wada-hadaleen arrimo badan oo hortabin u leh dowladda federaalka Soomaaliya, iyo sidii uu xafiiska […]

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta DFS Mudane H.E. Abdirizak Omar Mohamed ayaa xafiiskiisa kulan ku qaatay Sii-hayaha Ergeyga Gaarka ah ee Xogheyaha Guud ee Qaramada Midoobay James Swan,  Read More »

Agaasimaha Guud oo ka qeyb galay Xaflada xuska maalinka Halbeega Soomaaliyeed

Agaasimaha Guud ee wasaarada Batroolka iyo Macdanta DFS ayaa kala qayb galay Hay’ada Tayadhoorka Soomaaliyeed Xaflada xuska maalinka Halbeega Soomaaliyeed oo ku beegan 24/10/2023 iyo mida caalamka oo ku beegnayd 14/10/2023 Agaasimuhu Wuxuu ka jeediyay madasha qudbad ku aadan sida loo Koontarooli doono Tayada Shidaalka yimaada Soomaaliya iyo Wadashaqaynta Wasaarada iyo Hay’adda.  

Agaasimaha Guud oo ka qeyb galay Xaflada xuska maalinka Halbeega Soomaaliyeed Read More »

The Ministry of Petroleum and Mineral Resources strongly condemns Genel Energy’s illegal activities in Somalia

The Ministry of Petroleum and Mineral Resources strongly condemns Genel Energy’s illegal activities in Somalia and warns the potential risks to its investment and legal ramifications of carrying out illegal exploration in Somalia.

The Ministry of Petroleum and Mineral Resources strongly condemns Genel Energy’s illegal activities in Somalia Read More »

Agaasimaha Guud oo Magaalada Dubai ugu qeyb-galay Shirka Africa Oil Week

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS ayaa Magaalada Dubai ugu qeyb-galay Shirka Africa Oil Week 2021 oo Dowladda Imaaraadka Carabta ay Marti-galisay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Maxamed Xaashi Carabeey oo uu wehliyo Gudoomiye Xigeenka Hay’adda Batroolka Ee Soomaaliya Caa’isha Axmed ,Agaasimaha Waaxda Sharciyadda Batroolka Ee Wasaaradda Xuseen Cali Axmed

Agaasimaha Guud oo Magaalada Dubai ugu qeyb-galay Shirka Africa Oil Week Read More »

LAUNCHING OF SOMALIA’S FIRST OFFSHORE LICENSING ROUND

12 May 2020 Mogadishu, Somalia. The Ministry of Petroleum and Mineral Resources of the Federal Republic of Somalia announces the launching of Somalia’s first offshore licensing round. Due to the spread of the global pandemic, COVID – 19, and resulting restrictions, the Ministry decided to launch the licensing round virtually. The 2020 Somali licensing round

LAUNCHING OF SOMALIA’S FIRST OFFSHORE LICENSING ROUND Read More »

Shell/Exxon joint venture agrees on an initial roadmap for exploration and development of offshore Somalia

Shell/Exxon joint venture agrees on an initial roadmap for exploration and development of offshore Somalia   02 March 2020 Mogadishu, Somalia. The Ministry of Petroleum and Mineral Resources of the Federal Republic of Somalia, today announces it has agreed on an initial roadmap with the Shell/Exxon joint venture focused on the next steps towards the

Shell/Exxon joint venture agrees on an initial roadmap for exploration and development of offshore Somalia Read More »

Wasiirka Wasaaradda Batroolka oo ka qeybgalay Bandhigga Ganacsiga

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdirashid Maxamed Axmed ayaa ka qayb galay Bandhigga Ganacsiga Soomaaliyeed oo lagu qabtay Magalada Muqdisho. Inta uu socdo bandhiggu waxaa is gaar ah isku arki doona 15 shirkadood oo waaweyn. Wasirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ayaa warbixin kooban ka siiyey kasoo qaybgalayaasha iyo shirkadaha waaweyn sharciga

Wasiirka Wasaaradda Batroolka oo ka qeybgalay Bandhigga Ganacsiga Read More »

Scroll to Top