January 4, 2022

Agaasimaha Guud oo Magaalada Dubai ugu qeyb-galay Shirka Africa Oil Week

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS ayaa Magaalada Dubai ugu qeyb-galay Shirka Africa Oil Week 2021 oo Dowladda Imaaraadka Carabta ay Marti-galisay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Maxamed Xaashi Carabeey oo uu wehliyo Gudoomiye Xigeenka Hay’adda Batroolka Ee Soomaaliya Caa’isha Axmed ,Agaasimaha Waaxda Sharciyadda Batroolka Ee Wasaaradda Xuseen Cali Axmed […]

Agaasimaha Guud oo Magaalada Dubai ugu qeyb-galay Shirka Africa Oil Week Read More »

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda oo Dalka Ethiopia ugu qeybgalay Shir Aqoon is-weydaarsi

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Maxamed Xaashi Carabeey ayaa Magaalada Bishoftu ee Dalka Ethiopia ugu qeybgalay Shir muhiim ah oo ku saabsanaa Aqoon is-weydaarsi la Xiriira Xoojinta Awoodaha Xiriirka Dowladaha iyo Nidaamyada qaab dhismeedka Federaalka , Shirkan Waxaa ka qeybgalay Agaasimaha-yaasha Guud Ee Wasaaradaha DFS iyo Howladeenno matalayay Dowladda , Waxaana Soo

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda oo Dalka Ethiopia ugu qeybgalay Shir Aqoon is-weydaarsi Read More »

Agaasimaha Guud oo ka qeyb-galay Aqoon is-weydaarsi ga Yareynta Dhuxusha iyo Kobcinta Isticmaalka Gaaska

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Maxamed Xaashi Carabeey ayaa muqdisho ugu qeyb-galay Aqoon is-weydaarsi Ku Saabsana Yareynta Dhuxusha iyo Kobcinta Isticmaalka Gaaska Cunta , waxaan uu u dhexeeyay Wasaaradaha Deegaanka iyo Batroolka ee Dowlad Gobaleedyada iyo Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS , Waxaa Agaasinka kulanka iska kaashaday Agaasinka Xafiiska Bay’adda ee Raysal

Agaasimaha Guud oo ka qeyb-galay Aqoon is-weydaarsi ga Yareynta Dhuxusha iyo Kobcinta Isticmaalka Gaaska Read More »

Scroll to Top