Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Maxamed Xaashi Carabeey ayaa Magaalada Bishoftu ee Dalka Ethiopia ugu qeybgalay Shir muhiim ah oo ku saabsanaa Aqoon is-weydaarsi la Xiriira Xoojinta Awoodaha Xiriirka Dowladaha iyo Nidaamyada qaab dhismeedka Federaalka , Shirkan Waxaa ka qeybgalay Agaasimaha-yaasha Guud Ee Wasaaradaha DFS iyo Howladeenno matalayay Dowladda , Waxaana Soo qaban-qaabiyay Urur Gobaleedka IGAD iyo Xafiiska Raysal Wasaaraha Soomaaliya.
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda oo Dalka Ethiopia ugu qeybgalay Shir Aqoon is-weydaarsi
- January 4, 2022
- 4:55 pm
Facebook
Twitter
LinkedIn