December 28, 2022

Wasiiru-Dowlaha oo kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta oo ay ka socoto dayactir xooggan

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane Maxamuud Axmed Maxamuud (Mashruuc) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta oo ay ka socoto dayactir xooggan. Wasiiru-Dowlaha ayaa kormeerkiisa waxaa ku wehlinayay Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane Abdiwahab A Omar Ananug , Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Maxamad Xaashi […]

Wasiiru-Dowlaha oo kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta oo ay ka socoto dayactir xooggan Read More »

Wasiir kuxigeenka iyo Agaasimaha Guud oo qeyb galay bandhiga Ganacsiga Soomaaliyeed

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane Cabdiwahaab A Cumar Caananuug oo uu wehlinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka Mudane Maxamad Xaashi Carabeey ayaan maanta ka qeyb galay bandhiga Ganacsiga Soomaaliyeed. Madaxdii kasoo qeyb gashay shirkan ayaa dhiira galin usameeyay Ganacsatada Soomaaliyeed Iyo kaalintooda wanaagsan ee ay bulshada ugu jiraan. Masuuliyiinta Wasaaradda Batroolka iyo

Wasiir kuxigeenka iyo Agaasimaha Guud oo qeyb galay bandhiga Ganacsiga Soomaaliyeed Read More »

Wasiirka oo hortagay Guddiga Kheyraadka Dabiiciga & Bii’ada ee Golaha Shacabka JFS

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane H.E. DR.MP. Abdirizak Omar Mohamed iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Mudane Xil Cabdiwahab Cabdi Cumar hortagay Guddiga Kheyraadka Dabiiciga & Bii’ada ee Golaha Shacabka JFS. Masuuliyiinta Wasaaradda ayaa ka warbixiyay dedaallada ku aaddan ka faa’iidaysiga Kheyraadka Dalka iyo horumarada laga sameeyay & halka hiigsigu yahay. Wasiirka ayaa

Wasiirka oo hortagay Guddiga Kheyraadka Dabiiciga & Bii’ada ee Golaha Shacabka JFS Read More »

The Ministry of Petroleum and Mineral Resources strongly condemns Genel Energy’s illegal activities in Somalia

The Ministry of Petroleum and Mineral Resources strongly condemns Genel Energy’s illegal activities in Somalia and warns the potential risks to its investment and legal ramifications of carrying out illegal exploration in Somalia.

The Ministry of Petroleum and Mineral Resources strongly condemns Genel Energy’s illegal activities in Somalia Read More »

Scroll to Top