Waxaan mantasi rasmi ah u furmay shirkii Magaalada London kaas oo lagu soo bandhigaayay qayraadka Shidaalka Soomaaliya. Shirkan ayaa waxaa kasoo qayb galay Masuuliyiin kala gadisan oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Shirkadaha Shidaalka. Shirkan ayaan rajeyneynaa in ay kasoo baxaan wax Mustabka umadda Soomaaliyeed horay usii wada Meel Wanaagsana Gaarsiiyaa ayna ku farxaan […]
Wasaaradda Batroolka iyo macdanka xukuumadda federaalka Soomaaliya iyo shirkadda Khayraadka Macdanta iyo Batroolka dalka Qatar ayaa maanta is-faham ku kala saxiixday munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho.Wasiirka wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Eng. Cabdirashiid Maxamed Axmed iyo Abdul Aziz Hamad Al Dulaimi oo madaxa ka ah koox maalgashadayaasha Qatariyiin ah oo Muqdisho ku sugan ayaa si wada […]
Waxaan xalay Kulan Xog-wareysi ah la qaatay qaar ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyed ee ku nool Dalka Koonfur Afrika,inagoo kawada hadalnay arimo badan oo quseya Hormarinta Dalka.
WasaaraddaDastuurka ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay Madal ay shacabka Soomaaliyeed fursad ugu helaan in looga jawaabo su’aalaha ku saabsan Heshiisyadii Maamulka iyo wadaaga Kheyraadka (Botroolka) iyo Doorashooyinka ee madaxda qaranka ay ku gaareen Magaaladda Beydhabo, kuwaasoo lagu qori doono Dastuurka inta uu socdo dib-u-eegista Dastuurka. Wasiirka Wasaaradda Bartoolka iyo Macdanta DFS Eng . Cabdirashiid Maxamed […]
Kulan looga hadlyay ka faa’iideysiga kheyraadka dalka sida shidaalka iyo macdanta, ayaa maanta lagu qabtay Magaaladda Muqdisho, waxaana goob joog ka ahaa Wasiirka ,Wasiir ku xiggeenka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya iyo Wafdi ka socday Dowladda Norway. Kulanka oo ku saabsanaa boggaadin ay wafdi ka socda Norway u wadeen Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya oo ahayd […]




