Agaasimaha Guud Mudane Maxamad Xaashi Carabeey oo soodhaweyay Guddiga Tiro koobka Shaqalaaha Rayidka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamad Xaashi Carabeey ayaa maanta soodhaweyay Guddiga Tiro koobka Shaqalaaha Rayidka oo manta u yimid tiro koobka Shaqaalaha Wasaaradda. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ayaa habraacyada Tiro koobka ka dhageystay Gudoomiyaha Guddiga Tiro koobka Mudane Ahmed Mohamed Hassan. Agaasimaha ayaa soo dhaweeyay sida ay Guddiga […]

Wasiiru-Dowlaha oo kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta oo ay ka socoto dayactir xooggan

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane Maxamuud Axmed Maxamuud (Mashruuc) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta oo ay ka socoto dayactir xooggan. Wasiiru-Dowlaha ayaa kormeerkiisa waxaa ku wehlinayay Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane Abdiwahab A Omar Ananug , Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Maxamad Xaashi […]

Wasiir kuxigeenka iyo Agaasimaha Guud oo qeyb galay bandhiga Ganacsiga Soomaaliyeed

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane Cabdiwahaab A Cumar Caananuug oo uu wehlinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka Mudane Maxamad Xaashi Carabeey ayaan maanta ka qeyb galay bandhiga Ganacsiga Soomaaliyeed. Madaxdii kasoo qeyb gashay shirkan ayaa dhiira galin usameeyay Ganacsatada Soomaaliyeed Iyo kaalintooda wanaagsan ee ay bulshada ugu jiraan. Masuuliyiinta Wasaaradda Batroolka iyo […]

Wasiirka oo hortagay Guddiga Kheyraadka Dabiiciga & Bii’ada ee Golaha Shacabka JFS

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane H.E. DR.MP. Abdirizak Omar Mohamed iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Mudane Xil Cabdiwahab Cabdi Cumar hortagay Guddiga Kheyraadka Dabiiciga & Bii’ada ee Golaha Shacabka JFS. Masuuliyiinta Wasaaradda ayaa ka warbixiyay dedaallada ku aaddan ka faa’iidaysiga Kheyraadka Dalka iyo horumarada laga sameeyay & halka hiigsigu yahay. Wasiirka ayaa […]

The Ministry of Petroleum and Mineral Resources strongly condemns Genel Energy’s illegal activities in Somalia

The Ministry of Petroleum and Mineral Resources strongly condemns Genel Energy’s illegal activities in Somalia and warns the potential risks to its investment and legal ramifications of carrying out illegal exploration in Somalia.

Agaasimaha Guud oo kulan muqdiaho kula qaatay Ganacsatada Soomaaliyeed

Agaasimaha Guud Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Maxamed Xaashi Carabeey ayaa kulan muqdiaho kula qaatay Ganacsatada Soomaaliyeed ee ka Shaqeeya Soo Dajinta iyo Keydinta ,Daabulidda iyo Kaalmaha Shidaalka Ee Soomaaliya ,waxaana laga wada hadlay Xoojinta Wada-shaqeynta iyo Hergalinta Xeerarka Cusub ee la Shidaalka iyo Arimaha Macdanka iyo Batroolka ee Soomaaliya.

Agaasimaha Guud oo ka qayb-galay Barnaamijyada horumarinta iyo dib-u-habaynta Ganacsiga guud ee Dalka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo khayraadka macdanta XFS Mudane Maxamed Xaashi Carabey ayaa maanta ka qayb-galay wejiga labaad ee loogu kuur-galaayo Barnaamijyada Mudnaanta u leh mashaariicda la xidhiidha horumarinta iyo dib-u-habaynta Ganacsiga guud ee Dalka sida Macdanta iyo Shidaalka Dalka lagu isticmaalo ee Bank-giga Aduunku uu Sanadaha soo socda ka hir-gelinaayo dalka. Kulanka oo […]

Agaasimaha Guud oo Magaalada Dubai ugu qeyb-galay Shirka Africa Oil Week

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS ayaa Magaalada Dubai ugu qeyb-galay Shirka Africa Oil Week 2021 oo Dowladda Imaaraadka Carabta ay Marti-galisay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Maxamed Xaashi Carabeey oo uu wehliyo Gudoomiye Xigeenka Hay’adda Batroolka Ee Soomaaliya Caa’isha Axmed ,Agaasimaha Waaxda Sharciyadda Batroolka Ee Wasaaradda Xuseen Cali Axmed […]

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda oo Dalka Ethiopia ugu qeybgalay Shir Aqoon is-weydaarsi

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Maxamed Xaashi Carabeey ayaa Magaalada Bishoftu ee Dalka Ethiopia ugu qeybgalay Shir muhiim ah oo ku saabsanaa Aqoon is-weydaarsi la Xiriira Xoojinta Awoodaha Xiriirka Dowladaha iyo Nidaamyada qaab dhismeedka Federaalka , Shirkan Waxaa ka qeybgalay Agaasimaha-yaasha Guud Ee Wasaaradaha DFS iyo Howladeenno matalayay Dowladda , Waxaana Soo […]