Category Archives: News

Wasaaradda Batroolka oo Ku Dhawaaqday Dhaqan-gelinta Xeerka Dareera-hoosaadka Batroolka

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in Xeer-nidaamiyaha Dareera-hoosaadka Batroolka la dhaqan-gelinayo laga bilaabo 21-ka June 2025, sida lagu go’aamiyay shir muhiim ah oo qabsoomay 21-ka May 2025. Xeerkan ayaa lagu maamuli doonaa dhammaan ganacsiyada ku lug leh sifaynta, kaydinta, iyo qaybinta shidaalka iyo gaaska gudaha dalka.

Soomaaliya oo Ka Qeyb Gashay Shir-Weynaha Istanbul Natural Resources Summit

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta DFS, Mudane Daahir Shirre Maxamad, iyo Wafdi uu hogaaminayo oo uu ka mid yahay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane Maxamad Xaashi Carabeey iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Fathudin Ali Mohamed ayaa si rasmi ah uga qeyb galay shirka Istanbul Natural Resources Summit Kaas oo lagu qabtay Magaalada Istanbul […]

Waarom Online Casinos Zonder Cruks Spelers Lokken Met De Beste Deals

Content Hoe Cruks Omzeilen? Waarom Zoeken Sommige Spelers Naar Alternatieven Zonder Cruks? Voordelen Van Casino’s Zonder Cruks Ik Wil Graag Up To Date Blijven M N T De Meest Recente Bonussen, Recensies En Casino Suggestions Nadelen Truck Cruks Omzeilen Buitenlands Alternatief Voor Idin Het Cruks Omzeilen En Toch Veilig Gokken Wat Betekent Cruks? Ook mogen […]

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta DFS Mudane H.E. Abdirizak Omar Mohamed ayaa xafiiskiisa kulan ku qaatay Sii-hayaha Ergeyga Gaarka ah ee Xogheyaha Guud ee Qaramada Midoobay James Swan, 

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta DFS Mudane H.E. Abdirizak Omar Mohamed oo uu wehlinayay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Mudane Maxamad Xaashi Carabeey ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Sii-hayaha Ergeyga Gaarka ah ee Xogheyaha Guud ee Qaramada Midoobay James Swan, waxayna ka wada-hadaleen arrimo badan oo hortabin u leh dowladda federaalka Soomaaliya, iyo sidii uu xafiiska […]

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS ayaa soo bandhigtay waxqabadkeeda mudadii ay jirtay Xukuumadda Danqaran.

Munaasabadda Bandhiga waxqabadkaa Xukuumadda ee 2 sano ee la soo dhaafay ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane H.E Cabdirisaaq Cumar Maxamed, Wasiirku-xigeenka Mudane Cabdiwahaab A. Cumar, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Maxamad Xaashi Carabeey, iyo Guddoomiyaha Hay’adda Batroolka Soomaaliyeed Mudane Eng: C/qaadir Aadan Tubaako, Xoghayaha hay’adda Battoolka Mudane Abdulkadir Maxamad […]

Agaasimaha Guud oo ka qeyb galay Xaflada xuska maalinka Halbeega Soomaaliyeed

Agaasimaha Guud ee wasaarada Batroolka iyo Macdanta DFS ayaa kala qayb galay Hay’ada Tayadhoorka Soomaaliyeed Xaflada xuska maalinka Halbeega Soomaaliyeed oo ku beegan 24/10/2023 iyo mida caalamka oo ku beegnayd 14/10/2023 Agaasimuhu Wuxuu ka jeediyay madasha qudbad ku aadan sida loo Koontarooli doono Tayada Shidaalka yimaada Soomaaliya iyo Wadashaqaynta Wasaarada iyo Hay’adda.  

Agaasimaha Guud oo faah faahiyay go’aanka Wasaaradda ee Xeernidaamiyaha Dareerhoosaadka Batroolka

Wasaaradda Batroolka XFS ayaa ku wargelisay shirkadaha Shidaalka dalka keena iyo kuwa iibiya in wixii ka dambeeyay 1-da bisha 9aad aan dalka la keeni Karin Shidaal aan soo marin nidaamka shidaalka ee Wasaaradu dejisay. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Batroolka Maxamed Xaashi Cabdi (carabeey) ayaa faah faahiyay go’aanka wasaaradda

Munasabada balaaran oo lagu xusayay 1-da Luulyo oo ka qabsantahay Muqdisho Stadium

Munasabada balaaran oo lagu xusayay 1-da Luulyo oo ka qabsantahay Muqdisho Stadium ayaa waxaa ka qeyb galay Shaqaalaha Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xumadda Federaalka Soomaaliya oo uu Horkacaayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Mudane Maxamad Xaashi Carabeey. Munaasabada ayaa waxaa kasoo qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xassan Sheekh Maxamauud. Madaxweynaha […]

Wasiirka oo maanta kulan laqaatay dhamaan Ganacsatada Shirkadaha ka shaqeeya Shidaalka.

Wasiirka Wasaaradda Batrolka iyo Macdanta XFS Mudane Dr. Abdirizak Omar Mohamed ayaa maanta kulan laqaatay dhamaan Ganacsatada Shirkadaha ka shaqeeya Shidaalka. Shirka ayaa waxaa qayb ka ahaa Agaasimaha guud ee Wasaarada, ganacsatada ayaa lala wadaagay looguna sharxay shuruucda iyo xeer-nidaamiya yaasha ay Wasaaradu soo saarto iyo ahmiyada ay leedahay in ganacsatadu u hogaansanto. Sidaa si […]