Agaasimaha guud oo Xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva uga qeyb galay shirka 19-aad ee Madasha xariirka Dowladaha IGF

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraatka Macdanta Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamad Xaashi Carabeey ayaa Xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva Switzerland uga qeyb galay shirka 19-aad ee Madasha xariirka Dowladaha IGF ee Sannadlaha ah ee Macdanta iyo Horumarka Waara. Agasimaha guud ayaa madasha la wadaagay warbixin ku saabsan macdanta Soomaaliya, sidoo kalane diiradda saaray […]

Agaasimaha Guud oo ka qeyb galay Xaflada xuska maalinka Halbeega Soomaaliyeed

Agaasimaha Guud ee wasaarada Batroolka iyo Macdanta DFS ayaa kala qayb galay Hay’ada Tayadhoorka Soomaaliyeed Xaflada xuska maalinka Halbeega Soomaaliyeed oo ku beegan 24/10/2023 iyo mida caalamka oo ku beegnayd 14/10/2023 Agaasimuhu Wuxuu ka jeediyay madasha qudbad ku aadan sida loo Koontarooli doono Tayada Shidaalka yimaada Soomaaliya iyo Wadashaqaynta Wasaarada iyo Hay’adda.  

Agaasimaha Guud oo faah faahiyay go’aanka Wasaaradda ee Xeernidaamiyaha Dareerhoosaadka Batroolka

Wasaaradda Batroolka XFS ayaa ku wargelisay shirkadaha Shidaalka dalka keena iyo kuwa iibiya in wixii ka dambeeyay 1-da bisha 9aad aan dalka la keeni Karin Shidaal aan soo marin nidaamka shidaalka ee Wasaaradu dejisay. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Batroolka Maxamed Xaashi Cabdi (carabeey) ayaa faah faahiyay go’aanka wasaaradda

Munasabada balaaran oo lagu xusayay 1-da Luulyo oo ka qabsantahay Muqdisho Stadium

Munasabada balaaran oo lagu xusayay 1-da Luulyo oo ka qabsantahay Muqdisho Stadium ayaa waxaa ka qeyb galay Shaqaalaha Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xumadda Federaalka Soomaaliya oo uu Horkacaayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Mudane Maxamad Xaashi Carabeey. Munaasabada ayaa waxaa kasoo qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xassan Sheekh Maxamauud. Madaxweynaha […]

Wasiirka oo maanta kulan laqaatay dhamaan Ganacsatada Shirkadaha ka shaqeeya Shidaalka.

Wasiirka Wasaaradda Batrolka iyo Macdanta XFS Mudane Dr. Abdirizak Omar Mohamed ayaa maanta kulan laqaatay dhamaan Ganacsatada Shirkadaha ka shaqeeya Shidaalka. Shirka ayaa waxaa qayb ka ahaa Agaasimaha guud ee Wasaarada, ganacsatada ayaa lala wadaagay looguna sharxay shuruucda iyo xeer-nidaamiya yaasha ay Wasaaradu soo saarto iyo ahmiyada ay leedahay in ganacsatadu u hogaansanto. Sidaa si […]

Wasiirka oo ka qeybgalay shirka Afrika Energy Submit

Wasiirka Wasaaradda Batroolka Iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Abdirizak Omar Mohamed iyo wafdi uu hogaaminayo oo uu qeyb ka yahay Agaasimaga Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane Maxamad Xaashi Carabeey ayaa maanta uga qeyb galay Magaalada London Shirka (Afrika Energy Submit). Shirkan ayaa waxaa qeyb ka ah Dowlada Badan oo Afrika […]