mopmrgov

Wasiiru-Dowlaha oo kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta oo ay ka socoto dayactir xooggan

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane Maxamuud Axmed Maxamuud (Mashruuc) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta oo ay ka socoto dayactir xooggan. Wasiiru-Dowlaha ayaa kormeerkiisa waxaa ku wehlinayay Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane Abdiwahab A Omar Ananug , Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Maxamad Xaashi …

Wasiiru-Dowlaha oo kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta oo ay ka socoto dayactir xooggan Read More »

Wasiir kuxigeenka iyo Agaasimaha Guud oo qeyb galay bandhiga Ganacsiga Soomaaliyeed

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane Cabdiwahaab A Cumar Caananuug oo uu wehlinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka Mudane Maxamad Xaashi Carabeey ayaan maanta ka qeyb galay bandhiga Ganacsiga Soomaaliyeed. Madaxdii kasoo qeyb gashay shirkan ayaa dhiira galin usameeyay Ganacsatada Soomaaliyeed Iyo kaalintooda wanaagsan ee ay bulshada ugu jiraan. Masuuliyiinta Wasaaradda Batroolka iyo …

Wasiir kuxigeenka iyo Agaasimaha Guud oo qeyb galay bandhiga Ganacsiga Soomaaliyeed Read More »

Wasiirka oo hortagay Guddiga Kheyraadka Dabiiciga & Bii’ada ee Golaha Shacabka JFS

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane H.E. DR.MP. Abdirizak Omar Mohamed iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Mudane Xil Cabdiwahab Cabdi Cumar hortagay Guddiga Kheyraadka Dabiiciga & Bii’ada ee Golaha Shacabka JFS. Masuuliyiinta Wasaaradda ayaa ka warbixiyay dedaallada ku aaddan ka faa’iidaysiga Kheyraadka Dalka iyo horumarada laga sameeyay & halka hiigsigu yahay. Wasiirka ayaa …

Wasiirka oo hortagay Guddiga Kheyraadka Dabiiciga & Bii’ada ee Golaha Shacabka JFS Read More »

Agaasimaha Guud oo ka qayb-galay Barnaamijyada horumarinta iyo dib-u-habaynta Ganacsiga guud ee Dalka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo khayraadka macdanta XFS Mudane Maxamed Xaashi Carabey ayaa maanta ka qayb-galay wejiga labaad ee loogu kuur-galaayo Barnaamijyada Mudnaanta u leh mashaariicda la xidhiidha horumarinta iyo dib-u-habaynta Ganacsiga guud ee Dalka sida Macdanta iyo Shidaalka Dalka lagu isticmaalo ee Bank-giga Aduunku uu Sanadaha soo socda ka hir-gelinaayo dalka. Kulanka oo …

Agaasimaha Guud oo ka qayb-galay Barnaamijyada horumarinta iyo dib-u-habaynta Ganacsiga guud ee Dalka Read More »

Agaasimaha Guud oo Magaalada Dubai ugu qeyb-galay Shirka Africa Oil Week

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS ayaa Magaalada Dubai ugu qeyb-galay Shirka Africa Oil Week 2021 oo Dowladda Imaaraadka Carabta ay Marti-galisay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Maxamed Xaashi Carabeey oo uu wehliyo Gudoomiye Xigeenka Hay’adda Batroolka Ee Soomaaliya Caa’isha Axmed ,Agaasimaha Waaxda Sharciyadda Batroolka Ee Wasaaradda Xuseen Cali Axmed …

Agaasimaha Guud oo Magaalada Dubai ugu qeyb-galay Shirka Africa Oil Week Read More »

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda oo Dalka Ethiopia ugu qeybgalay Shir Aqoon is-weydaarsi

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Maxamed Xaashi Carabeey ayaa Magaalada Bishoftu ee Dalka Ethiopia ugu qeybgalay Shir muhiim ah oo ku saabsanaa Aqoon is-weydaarsi la Xiriira Xoojinta Awoodaha Xiriirka Dowladaha iyo Nidaamyada qaab dhismeedka Federaalka , Shirkan Waxaa ka qeybgalay Agaasimaha-yaasha Guud Ee Wasaaradaha DFS iyo Howladeenno matalayay Dowladda , Waxaana Soo …

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda oo Dalka Ethiopia ugu qeybgalay Shir Aqoon is-weydaarsi Read More »

Agaasimaha Guud oo ka qeyb-galay Aqoon is-weydaarsi ga Yareynta Dhuxusha iyo Kobcinta Isticmaalka Gaaska

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Maxamed Xaashi Carabeey ayaa muqdisho ugu qeyb-galay Aqoon is-weydaarsi Ku Saabsana Yareynta Dhuxusha iyo Kobcinta Isticmaalka Gaaska Cunta , waxaan uu u dhexeeyay Wasaaradaha Deegaanka iyo Batroolka ee Dowlad Gobaleedyada iyo Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS , Waxaa Agaasinka kulanka iska kaashaday Agaasinka Xafiiska Bay’adda ee Raysal …

Agaasimaha Guud oo ka qeyb-galay Aqoon is-weydaarsi ga Yareynta Dhuxusha iyo Kobcinta Isticmaalka Gaaska Read More »

Scroll to Top
Scroll to Top