Jamhuurita Federaalka Soomaaliya WASAARADDA BATROOLKA IYO KHAYRAADKA MACDANTA XEER-NIDAAMIYAHA MAAREYNTA DAREER-HOOSAADKA BATROOLKA (PETROLEUM DOWNSTREAM REGULATION) [pdf-embedder url="https://mopmr.gov.so/wp-content/uploads/2023/08/Xeer_Nidaamiyaha_.pdf%22]
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Wasaaradda Batroolka Iyo Macdanta [pdf-embedder url="https://mopmr.gov.so/wp-content/uploads/2023/08/Xeer_Nidaamiyaha_Hayadda_Batroolka.pdf%22]
Munasabada balaaran oo lagu xusayay 1-da Luulyo oo ka qabsantahay Muqdisho Stadium ayaa waxaa ka qeyb galay Shaqaalaha Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xumadda Federaalka Soomaaliya oo uu Horkacaayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Mudane Maxamad Xaashi Carabeey. Munaasabada ayaa waxaa kasoo qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xassan Sheekh Maxamauud. Madaxweynaha […]
Wasiirka Wasaaradda Batrolka iyo Macdanta XFS Mudane Dr. Abdirizak Omar Mohamed ayaa maanta kulan laqaatay dhamaan Ganacsatada Shirkadaha ka shaqeeya Shidaalka. Shirka ayaa waxaa qayb ka ahaa Agaasimaha guud ee Wasaarada, ganacsatada ayaa lala wadaagay looguna sharxay shuruucda iyo xeer-nidaamiya yaasha ay Wasaaradu soo saarto iyo ahmiyada ay leedahay in ganacsatadu u hogaansanto. Sidaa si […]
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta oo kulan isugu yeertay 21/06/2023, 9:00 Subaxnimo shirkadaha ka shaqeeya shidaalka, kuwa soo dejiya, kuwa keydiya,daabula, kaalmaha shidaalka iyo shirkadaha ka shaqeeya gaaska cuntada.
Wasiirka Wasaaradda Batroolka Iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Abdirizak Omar Mohamed iyo wafdi uu hogaaminayo oo uu qeyb ka yahay Agaasimaga Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Mudane Maxamad Xaashi Carabeey ayaa maanta uga qeyb galay Magaalada London Shirka (Afrika Energy Submit). Shirkan ayaa waxaa qeyb ka ah Dowlada Badan oo Afrika […]
Magacaabis Agaasimaha waaxda Bay’ada
Wasiirka Wasaaradda Batroolka Iyo Macdanta XFS Mudane H.E. Abdirzak Omar Mohamed ayaa u Mahadceliyay Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo Golaha Wasiirada oo maanta ansixiyay Xeerar ay Wasaaradda soo gudbisay. Xeerarka ay Wasaaradda u gudbisay Golaha Wasiiradda XFS ayaa ahaa labo Xeer oo aad u muhiim ugu ah Howlaha loo igmaday Wasaaradda. Xeerk koowaad: Xeerka Dareer Hoosaadka […]
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane H.E. Abdirizak Omar Mohamed Ayaa maanta tagay safaaradda dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga si aan ugu tacsiyeeyo Dowladda iyo Shacabka Turkiga dadkii ku dhintay musiibadda dhulgariirkii ka dhacay maalmo ka hor. “Waxaan la wadaagay in Dowlada iyo Shacabka Soomaaliyeed ay aad uga xun yihiin dhibka […]






