Agaasimaha Guud oo ka qayb-galay Barnaamijyada horumarinta iyo dib-u-habaynta Ganacsiga guud ee Dalka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo khayraadka macdanta XFS Mudane Maxamed Xaashi Carabey ayaa maanta ka qayb-galay wejiga labaad ee loogu kuur-galaayo Barnaamijyada Mudnaanta u leh mashaariicda la xidhiidha horumarinta iyo dib-u-habaynta Ganacsiga guud ee Dalka sida Macdanta iyo Shidaalka Dalka lagu isticmaalo ee Bank-giga Aduunku uu Sanadaha soo socda ka hir-gelinaayo dalka. Kulanka oo […]

Agaasimaha Guud oo Magaalada Dubai ugu qeyb-galay Shirka Africa Oil Week

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS ayaa Magaalada Dubai ugu qeyb-galay Shirka Africa Oil Week 2021 oo Dowladda Imaaraadka Carabta ay Marti-galisay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Maxamed Xaashi Carabeey oo uu wehliyo Gudoomiye Xigeenka Hay’adda Batroolka Ee Soomaaliya Caa’isha Axmed ,Agaasimaha Waaxda Sharciyadda Batroolka Ee Wasaaradda Xuseen Cali Axmed […]

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda oo Dalka Ethiopia ugu qeybgalay Shir Aqoon is-weydaarsi

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Maxamed Xaashi Carabeey ayaa Magaalada Bishoftu ee Dalka Ethiopia ugu qeybgalay Shir muhiim ah oo ku saabsanaa Aqoon is-weydaarsi la Xiriira Xoojinta Awoodaha Xiriirka Dowladaha iyo Nidaamyada qaab dhismeedka Federaalka , Shirkan Waxaa ka qeybgalay Agaasimaha-yaasha Guud Ee Wasaaradaha DFS iyo Howladeenno matalayay Dowladda , Waxaana Soo […]

Agaasimaha Guud oo ka qeyb-galay Aqoon is-weydaarsi ga Yareynta Dhuxusha iyo Kobcinta Isticmaalka Gaaska

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Maxamed Xaashi Carabeey ayaa muqdisho ugu qeyb-galay Aqoon is-weydaarsi Ku Saabsana Yareynta Dhuxusha iyo Kobcinta Isticmaalka Gaaska Cunta , waxaan uu u dhexeeyay Wasaaradaha Deegaanka iyo Batroolka ee Dowlad Gobaleedyada iyo Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS , Waxaa Agaasinka kulanka iska kaashaday Agaasinka Xafiiska Bay’adda ee Raysal […]

LAUNCHING OF SOMALIA’S FIRST OFFSHORE LICENSING ROUND

12 May 2020 Mogadishu, Somalia. The Ministry of Petroleum and Mineral Resources of the Federal Republic of Somalia announces the launching of Somalia’s first offshore licensing round. Due to the spread of the global pandemic, COVID – 19, and resulting restrictions, the Ministry decided to launch the licensing round virtually. The 2020 Somali licensing round […]

Wasiirka Batroolka JFS oo la kulmay Dhigiisa Dalka Sudan

Wafdi balaaran uu hogaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta XFS Eng Cabdirashid Maxamad Axmed ayaa booqasho rasmi ah ku gaaray caasimadda Dalka Sudan, Magaala madaxdiisa Khartuum halkaas oo uu casuumaad rasmi ah ka helay dhigiisa dalkaasi. Wasiirka iyo wafdigiisa ayaa booqan doono hayado kala duwan waxaana si diiran usoo dhaweeyay dhigiisa dalka Sudan Caadil Cali […]

Madaxweyne Farmaajo oo Saxiixay Sharciga Baatroolka ee Soomaaliya

Sharciga bataroolka waxa uu ku dhammaystirmay fulinta howlihiisa hannaanka ansaxainta  Madaxweynaha  Jumhuriyadda Fedaraalka Soomaaliyeed Wasaaradda Bataroolka iyo Macdanta ee Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya waxay ku dhawaaqday  in uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxammed Cabdullaahi Formaajo uu ansixiyay sharcigaa bataroolka iyo macdantakadib markii aysoo mareen ayna sooansixiyay labada aqal ee baarlamaanka. Ansixinta madaxweynaha uu ansixiyay sharciga […]

Wasiirka Batroolka Iyo Macdanta oo la kulmay Gudiga Kheyraadka Qaranka ee Baarlamaanka

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta JFS mudane Cabdirashid Maxamed Axmed ayaa kulan ku saabsan sharciga Batroolka la qaadatay Gudiga Kheyraadka Qaranka ee Baarlamaanka Federalka Somalia Aqalkiisa sare. Wasiirka ayaa oga jawaabay su’aalo ay qabeen gudiga oo ku saabsan Hindise sharciyeedka Batroolka oo dib u eegistiisa gacanta ku hayaan gudiga marayana akhrintiisa labaad. Waxaana la rajeenaya […]